Mooge Posted January 21, 2011 Gaalkacyo (RBC Radio):- Wasiirka Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaarsiinta ee dowladda Puntland Mudane C/xakiim Axmed Guuleed ayaa ka hadley arimaha xerada Dayax ee magaalada Gaalkacyo xilli uu ka hadlayey xaflad loo qabtey dhaqaatiir ajnabi ah gudaha Isbitaalka Gaalkacyo. Mudane C/xakiim Axmed Guuleed waxaa uu sheegay in reer Gaalkacyo aysan horumar gaareyn, caafimaad helayn inta xerada Dayax [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites