Mooge Posted January 21, 2011 Muqdisho (RBC) Wasiirka gaashaandhiga Xukuumada KMG Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta markii ugu horeysay digniin adag u jeediyey hogaamiye kooxeedyada heysta maleeshiyaadka hubeysan ee ku sugan qeybaha ay dowlada maamusho ee magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ka hadlay qorshe amniga magaalada wax loga qabanayo kaasoo dhowaan xukuumada bilaabi doonto ayaa sheegay in arimaha sida [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites