Mooge Posted January 21, 2011 Muqdisho (RBC) Ciidamada badda ee Kuuriyada Koonfureed ayaa xoog ku furtay markab xamuul oo wadankaasi laga leeyahay kaasoo gacanta ugu jiray burcad badeeda Soomaaloda mudo hal toddobaad ah. Madaxweynaha wadanka Kuuriyada Koonfureed Lee Myung-bak ayaa maanta oo Jimce ah telefishanka wadankiisa ka sheegay in ciidamada badda ee Kuuriyada Koonfureed ay hawlgal ku soo furteen markab [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites