Mooge Posted January 21, 2011 Somalia(Puntlandi.com) Markabkii ugu dambeeyey ee gala gacanta Burcad badeedka ayaa waxaa lahaa Wadanka Suuriya, waxayna Burcad badeedku qafaasheen Shaley galabnimadii abaarihii shantii galabnimo saacada Soomaaliya.sadixdii bari ee lasoo dhaafey ayaa Burcad badeedku howlgalo xoogan ka wadeen Badweynta Hindiya ilaa bada cas waxaana gacantooda Soo galey sadix markab oo kan Siiriya u dambeeyey.Markabka Siiriya balse Calan [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites