MoonLight1 Posted January 21, 2011 Garoowe (Allpuntland) Iyadoo shucuubta Puntland ee gudaha & dibada dalku ay si isku mid ah u taageereen go'aankii dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ay dhawaan ka qaadatay la shaqeyntii & kaalmeyntii ay siin jirtay xukuumada jilicsan ee Soomaaliya ayaa magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland Kumanaan ruux oo kusugani ay dareenkooda taageero ku biiriyeen go'aanka dawlada Puntland. banaanbax aad u balaaran oo ay soo abaabuleen ururada bulshada rayidka ah ee gobolka Nugaal oo saacado badan socday islamarkaasna ay ka qeybqaateen kumanaan qof oo qeybo kamid ahi ay wateen calanka dawlada Puntland & kan jamhuuriyada Soomaaliya ayaa maanta socod ku maray wadada laamiga ah ee caasimada dawlada Puntladn. Banaanbaxayaasha oo ka sokow calamada ay wataan sidoo kale watay Boorar ay ku qornaayeen erayo lidi ku ah hogaanka dawlada Soomaaliya islamarkaasna lagu dhaliilayo hanaanka ay imika dawladu kusocota ayaa waxaa ay sidoo kalena qaarkood wateen boorar ay ku qornaayeen erayo marxabayn & soodhaweyn u badnaa kuwaas oo ay shacabku ku muujinayaan taageerada ay dawladooda u hayaan. Qaarkamid ah madaxda qeybaha bulshada oo socodka dheer ka qeybqaadatay ayaa gabagabadii banaanbaxan waxaa ay dadweynaha kula hadleen Fagaaraha xarunta maamulka gobolka Nugaal kuwaas oo dareenkooda ku muujiyey sida ay ula dhacsanyihiin go'aanka dawladooda ayna u dhaliilayaan qaabka ay kusocoto xukuumada jilicsan ee Soomaaliya. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 21, 2011 Why is this sudden revolt on Shariif Miskiin, Mise boohinta orgiga ka weyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 21, 2011 looool@ the title if only sh dalxiis ruled Puntland that woul've been something Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 21, 2011 MoonLight1;689045 wrote: [/b] They are tearing apart the flag of Somalia. its a sad day in the history of Somalia. After Hargeysa, Burco, Garowe, Kismayo, Baidoa, Marka, Muqdishu and now my beloved Galkacyo is tearing down the blue flag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 21, 2011 Qodax Qorax;689054 wrote: They are tearing apart the flag of Somalia. its a sad day in the history of Somalia. After Hargeysa, Burco, Garowe, Kismayo, Baidoa, Marka, Muqdishu and now my beloved Galkacyo is tearing down the blue flag. First of all it is not the Somali flag, it is their own gobol flag. Second, they are not tearing it apart, they are holding it high. Anyways, these kinds of protests are non-sense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 21, 2011 xooga dollar aa la siiye dadkaas Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted January 21, 2011 why are they wasting their energy, what a nonsense, since when bay TFG ay raad ku lahayd PL, Faroole needs to slow down. really. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted January 21, 2011 Faroole properly believes disruption and barking all over are way to reach top. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted January 21, 2011 The Zack;689162 wrote: First of all it is not the Somali flag, it is their own gobol flag. Second, they are not tearing it apart, they are holding it high. Anyways, these kinds of protests are non-sense. Thanks for correcting qodax there yaa zack. The light blue flag with white five-pointed star is a symbol of our great nation and all that we stand for, no one other than a mental person can burn it. [/ Quote Share this post Link to post Share on other sites