Mooge Posted January 20, 2011 Jabuuti (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Shariif Shiikh Axmed ayaa dib ugu soo laabtey wadanka Jabuuti kadib markii uu soo dhameystay safarkii uu ku tagey wadanka Masar. Madaxweynaha dowladda FKMG Soomaaliya ayaa markii hore ka ambabaxay wadanka Jabuuti waxaana uu u duulay wadanka Masar halkaasi oo uu kaga soo qeybgalay shirka dhaqaalaha ee [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites