Mooge Posted January 19, 2011 Gaalkacyo (RBC Radio):- Dibadbax balaaran oo lagu taageerayo go’aanka dowladda Puntland ay ka qaadatay xiriirka dowladda FKMG Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Banaanbaxa ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Mudug, maamulka degmada Gaalkacyo, Nabaddoonada, Waxgaradka, Ururada haweenka, Ururada bulshada rayidka ah, Ardeyda iyo macalimiinta dugsiyada magaalada iyo [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites