Mooge Posted January 19, 2011 Boosaso ( RBC Radio )*** Waxaa Maanta Kulan Taageero ah Oo Lagu Taageerayay Dowlada Puntland Mowqifkii ay Dhawaan iska Taagtay Dowlada Federalka Lagu Qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Bari. Kulankani ayaa waxaa ka Soo Qayb galay masuuliyinta Gobolka Bari iyo Kuwa Degmada Boosaso Nabadoonada Gobolka Bari iyo ururada Haweenka Gobolka Bari. Waxaana inta Badan Lagu Gorfeeyay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites