Mooge Posted January 19, 2011 Garowe (RBC Radio):- Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda FKMG Soomaaliya Mudane Daa’uud Maxamed Cumar ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Ra’isulwasaaraha dowladda FKMG Soomaaliya. Wasiirka ayaa intii uusan ka dhoofin magaalada Garowe waxaa uu ka hadlay hadal warbaahinta uu siiyey Ra’isulwasaaraha dowladda FKMG Soomaaliya, hadalkaasi oo ku saabsanaa go’aanka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites