Mooge Posted January 18, 2011 Muqdisho RBC Radio) Maamulka gobalka Banaadir ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa uu ugu baaqay ciidamada dowlada KMG Soomaaliya in ay joojiyaan iska hor imaadyada dhexdooda ah. Afhayeenka maamulka gobalka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig oo saxaafada la hadlay ayaa waxa uu sheegay in iska hor imaadyada dhexmara ciidamada dowlada uu khasaaraha ugu badan uu ka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites