Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Government Announces No More School Fees For Public Schools

Recommended Posts

Hargeysa(HWN):-Xukuummada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay ka deysay lacagtii laga qaadi jiray ardeyda dhigata Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Xukuumada laga bilaabo bisha February ee sanadkan 2011.

 

Sidaa waxa bayaamiyey Wasiirka Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa.

 

“Waxaanu idin ogaysiinayna in aanu joojinay ardeydii laga qaadi jiray lacagaha ee dhigan jiray Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Xukuummada, taas oo dhibaato ku ahayd qoysas tiro badan. Maanta oo danyartii looga tagay Iskuuladii dawlada”ayuu yidhi Wasiirka Maaliyadu Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.

 

Mar uu Wasiirka maaliyada Somaliland oo ka hadlayey sababta keentay in lacagta laga qaado ardeyda Dugsiyada laga daayo wakhtigan waxa uu yidhi“1500 oo macalin ayaa qaadan jiray Gunada laga qaado ardeyda, taas oo keentay in la eryi-waayo ardeygii akhlaaqda xumaa oo la eegto laccagta laga qaadayo, iyo in Glass-yadu buuxsamaan, waxyaabahaas oo dhami waxay hoos u dhigeen tayadii waxbarasho ee Dugsiyada Xukuumamda, taas oo keentay in qofkii lacag heystay ardeydiisa geysto meel kale”

 

Talaabadan ayaa ah mid horumar ah oo ay xukuummada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ku talaabsatay mudadii lixda bilood ahayd ee ay xilka haysay, Sidoo kale waxa iyaduna talaabo lagu diirsaday ah talaabada ay xukuummadu lacagta ugu kordhisay Ciidamada iyo shaqaalaha dawlada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

That's good news. Somaliland already achieved 70% Millenium Development Goal 2, Achieve universal primary education. And with this step more underpriviliged children can go to school.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Jacaylbaro;687885 wrote:

Talaabadan ayaa ah mid horumar ah oo ay xukuummada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ku talaabsatay mudadii lixda bilood ahayd ee ay xilka haysay, Sidoo kale waxa iyaduna talaabo lagu diirsaday ah talaabada ay xukuummadu lacagta ugu kordhisay Ciidamada iyo shaqaalaha dawlada.

Thumbs up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this