Sensei Posted January 27, 2011 Yaa Xamar yimid waa su'aale ? Yaase ku dhacay waa su'aale ? In any case, anigu waxaan leeyahay wax laga fiican yahay weeyaan markuu tuugu dadkii uu dhacay uu tuug yiraahdo. Ilaah baan kuhu dhaariye Jimcaale Nur, Diriye iyo dalabeey ma xaq baa inay yiraahdaan waa nala dhacay. Runta haddii aad isku sheegi weydaan waa nilii shegaa. Runta lagama xishoodo, dhibka ayaa laga xishoodaa. BTW, there isnt much to be done in VA today. Icy roads, dish problem etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 27, 2011 Somalina awoow waxaad keeentey mahan goofkeygi waaye xammar unuka leh faroole xaw naga raba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 27, 2011 Sensei;690867 wrote: Yaa Xamar yimid waa su'aale ? Yaase ku dhacay waa su'aale ? In any case, anigu waxaan leeyahay wax laga fiican yahay weeyaan markuu tuugu dadkii uu dhacay uu tuug yiraahdo. Ilaah baan kuhu dhaariye Jimcaale Nur, Diriye iyo dalabeey ma xaq baa inay yiraahdaan waa nala dhacay. Runta haddii aad isku sheegi weydaan waa nilii shegaa. Runta lagama xishoodo, dhibka ayaa laga xishoodaa. BTW, there isnt much to be done in VA today. Icy roads, dish problem etc. Aniga Dalabey kama hadlin, and he aint from Xamar. Yaase la hadloysaa markaad leedahay "niila sheega" ? run haddaad wax ka ogtahay waxyaabaha aad ku hadleyso kuma aadan hadleen. Qabiil dhan ayaad meel uga dhacooysaa because of some tuugo iyo qashinka kale. Qashina qabiil walba ayey ku jiraan, ileen qof walba si gaar baa loo abuurey. Intaas haddaad fahamto wax walba wey hagaagaayaan. Ciao. @Awoowe, Xamar Faroole ma imaan karo wuuna ogyahay taas. Sharif ma loo ogola Garowe. Isbaaro ayey isku dhigteen. Waa "unukaa leh" oo run ah! Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted January 27, 2011 Both Faroole and Shariif are acting like children and they are failing to see the big picture, will it hurt them if they sit together, listen to each other and compromise. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted January 27, 2011 Qabiil dan kama laheen, waan xaal baxayaa if it came across as such. Shaqsiyaad qabiil ku qaraabta ayaan u dan lahaa. Having said that, adeerkaa Faroole soo dhaweey oo is kaashadda, oo gacmaha is qabsadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted January 27, 2011 Faroole can go to Xamar as Somali anytime, should he not be able to ? PL said " TFG officials may not come to PL in official capacity". This includes PLanders that serve the TFG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 30, 2011 Somalina;688237 wrote: lol...Warfaa is smart man, wuuna u qalmaa. Teeda kale, magacyo ayaa la tuurtuuraaye meeshan, marka waa isaga darsadey. lol ---------------- Dood: Mustaqbalka DFKMG ee Somalia Dhageyso. http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Mustaqbalka-DFKMG-ee-Somalia.html 1- Xildhibaan Daahir Maxamuud Geelle 2- Dr. Maxamuud Maxamed Culusow (wax walba wuu ka soo horjeedaa! lol) 3- Danjire Cumar Idiris (smart man) 4- Xildhibaan Xareed Xasan Cali (caqli lix saac aka Farole mouth piece) lol.....waa isaga darsaday. Waa hagaag waad ku darsan kartaa. I think Your number 3 should have kept his Macallin Dugsi post or look for one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 30, 2011 Do you agree with him? btw, macalin dugsi madexweyne ayey noqon karaan, ma ogi hadduu warkaas ku soo gaarey or not. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted January 30, 2011 The title "Magac Dugsi" is under-rated in SOL. Marka danbe kan "Qur'aankuu yaqaanaa" baa la is odhan doonaa LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 30, 2011 LOL... macalin dugsi maba la oga power-ka uu leeyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fisher man Posted January 31, 2011 Hhhhhhmmm g0od idea somalia.. macalin dugsi aa ku fican in madaxweyne laga dhigo but they r addicted dadka in la karbaasho amuu shacabka mareer baaba kaga dhigaa..... Quote Share this post Link to post Share on other sites