Fisher man Posted January 17, 2011 War magac yadaas wadankee u dhasheen somali maba laga isticmalee ma reer lands baa teeda kale waxan la yabay farole waa kee mise faramaajo baad ka wadiin "cadkaan hee hadalkii ceydiid ahaaa but iska dhaaf 9 apgaal baa heshee nd i gotta say ilah ha u dambi dhaafo Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 17, 2011 faroole caro badan iyo go'aamo degdega oo aan looga fiirsan ayuu ku caan baxay. waxaan qabaa hadii puntland cid laga sharaxo inuu noqdo cadde muuse waa nin daacada,,,,waxaan xasuustaa mar la weydiiyay inay lacag aan la'ogyn ay puntland daabacday iyo in kale oo uu ku jawaabay,,,,meela aan wax ka taataabanay waa jirtaa laakiin ma badna:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted January 18, 2011 Somalina;687939 wrote: Waxaa u roon inuu fadhiyo meeshu hadda fadhiyo oo faatadhugtiisa laga dhegeysto. Yuusan is ceebeynin haddii uu caqli leeyahay, Koonfur will not accept him. Prof Warfaa for president. qabyaalada a side plze it's time to unite. faroole,sharif and the rest all are nonses. i say uf akh ish who ever talk qabiil wa waxa nala harey naga reebey qayrkeen. shacabkiina kudhamadey for nothing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 18, 2011 gooni;688277 wrote: faroole caro badan iyo go'aamo degdega oo aan looga fiirsan ayuu ku caan baxay. waxaan qabaa hadii puntland cid laga sharaxo inuu noqdo cadde muuse waa nin daacada,,,,waxaan xasuustaa mar la weydiiyay inay lacag aan la'ogyn ay puntland daabacday iyo in kale oo uu ku jawaabay,,, ,meela aan wax ka taataabanay waa jirtaa laakiin ma badna lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 27, 2011 Somalina;687939 wrote: Prof Warfaa for president. Prof Axmed Muumin Warfaa oo isu Sharaxaya Jagada Madaxweynaha Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 27, 2011 Somalina faroole wa inad ku so dhaweysid vila somalia wa madaxweynaha mustaqbalka;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
OneManGang Posted January 27, 2011 Though I don't like Faroole and his *****y attitude, he's definitely an upgrade on that sheikh turned criminal. Sheikh Sharif will go down in history as the most useless president the world has ever seen. This Sudanese looking pig hasn't achieved anything in the two years or so he was president, in fact he lost 80% of the lands he inherited from A/Yusuf Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 27, 2011 Onemangang, Cabdullahi yusuf and geedi brought xabashi and some soldiers from PL, markii la doortay shariif waa wada baxeen, waxey noqotay inuu ciidan cusub dhiso, waxkasta kow kaso bilaawo. Ciidan boqolal gaarayo sidee ay ku sugi karaan amaanka goobaha ay 50 000 ethiopian + copy amxaaro ay sandulle ku heysteen, caqligaaga isticmaal ee caayda iska dhaaf infact if u better than him dee orod bax muqdisho aad oo isbedel ku sameey wuxuu sameyni waaye sheikha,howl fudud miyaa uu maleeysa.. Hadda ayaa la gaaray wakhtigii dowladda guuleeysan laheyd ee uu fiirso sxb shacabkii dowladnimo waa uu bislaadeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted January 27, 2011 I hope not, I sincerely hope not. PL presidency or premiership would only give voice to ****** like Dalabeey & Ahmed Dirie. These people have gone as far as to suggest reer Puntland looted and murdered innocent Xamar folks. Not quite so, if memory serves me right it was the vice versa. Now, instead of moving forward these numbnuts insist on placing blood libel(yes, I said it) on others in a cheap effort of equalizing guilt. Nimanyahow, PL dan baa ugu jirta inay Xamar hagaagdo, kuwa Xamarna(Shariif & Co.) dan baa ugu jirta inay la hishiiyaan PL. Wax kale oo meesha yaala majiraan. Buuqa & rabshadda iska dhaafa oo reerka dajiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted January 27, 2011 Haddii kale ina Yusuf Yeey baan soo celinaynaa, markaasuu oday walba dhihi doona waana la dilay, oo waa nala xasuuqay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 27, 2011 Xaaji Xunjuf;690821 wrote: Somalina faroole wa inad ku so dhaweysid vila somalia wa madaxweynaha mustaqbalka;) Villa Morgan ku soo dhaweeya marka hore, idinka ayuu idin dhawyahayee! he is not welcome in Villa Somalia these days! he is banned until further notice! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 27, 2011 Somalina faroole ma jecla, hargeysa ,wuxu rabba inu vila somaliya fadhisto so dhawee awoowo wiilka garowe ka yimi;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 27, 2011 Sensei;690851 wrote: I hope not, I sincerely hope not. PL presidency or premiership would only give voice to ****** like Dalabeey & Ahmed Dirie. These people have gone as far as to suggest reer Puntland looted and murdered innocent Xamar folks. Not quite so, if memory serves me right it was the vice versa. Now, instead of moving forward these numbnuts insist on placing blood libel(yes, I said it) on others in a cheap effort of equalizing guilt. Nimanyahow, PL dan baa ugu jirta inay Xamar hagaagdo, kuwa Xamarna(Shariif & Co.) dan baa ugu jirta inay la hishiiyaan PL. Wax kale oo meesha yaala majiraan. Buuqa & rabshadda iska dhaafa oo reerka dajiya. Haddii aan wax yar kugu darsado, kuwa Xamar imaadey oo dadka deegaankaas dhacay meysan ahayn reer Xamar. Weligoodna Xamar sidey u taalo meysan arkin. Haddaad qabiil ahaan wax u sooceysidna waa sheeko kale. Xamarna cid aan la dhicin ma jirto. Our houses were looted as well and my own cousins were killed. Tuugo laga keeney Ethiopia oo magaca jabhad wato ayaa dhacay cid walba. Marka hadal qiimo leh la imoow fadlan. Gracias. Reer Xamar= qof ku dhashay Xamar. Xaji, naga daa odeygan isku yaacey hadalkiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites