Mooge Posted January 15, 2011 Seylac (RBC Radio):- Kaluumeysatada maamulka Soomaaliland ayaa maanta ku dhaqaaqay mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Soomaaliland. Kaluumeysatada magaalada Seylac ayaa maanta sameeyay dibadbax balaaran waxayna sheegeen in ay ka soo horjeedaan maraakiib shisheeye oo jariif ba’an ku haya kheyraadka badda Soomaaliland gaar ahaan kaluunka noocyadiisa kala duwan, waxaana sidoo [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 15, 2011 Maxaa shisheeyaha loogu ogolaadey iney kaluunka ka baadan the local fishermen of Zeylac? Investigate this yaa Landers. Tan ayaa u baahan attention kiina... Quote Share this post Link to post Share on other sites