Jacaylbaro Posted January 15, 2011 Hargeysa (HWN) Wasiirkii warshadaha iyo taliye xigeenkii ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Puntland iyo gaadhi ciidan ah oo wehelinayay ayaa xalay ka soo goostay isla markaana soo galay dhinaca Somaliland. Masuuliyiintan oo sii heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa la sheegayaa in ay hadda marayaan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil iyaga oo ku soo jeeda magaalada Hargeysa. Xubno ka mid ah xukuumadda Somaliland ayaa la sheegaya in ay gadhwadeen ka yihiin Wasiirka iyo taliye xigaanka, waxaana goob kasta si heer sare ah ugu soo dhaweynayay madaxda gobolada iyo degmooyinka ay soo marayeen. Lama oga sababta wakhtigan ay xubnahani uga soo goosteen maamul Goboleedka Puntland oo ay xilal sare ka hayeen, balse waxa la filayaa in marka ay soo gaadhaan Caasimada ay faahfaahin ka bixiyaan sababta ay uga soo goosteen. Si kastaba ha ahaatee goor dhaw ayaa loo badinayaa in Wasiirka warshadaha iyo taliye xigeenka ciidamada Booliska Puntland ay soo gaadhaan caasimada iyada oo la kulmi doonaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Waa goosankii ugu heer sareeyay ee tan iyo intii ay xukuumada cusub ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka la wareegtay u soo talaaba dhinaca dalka Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 15, 2011 JB, I dont think this is true. Double check your sources. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 15, 2011 war ma xita wasiiradoodi ba isi soo dhiibay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 15, 2011 Source: http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=27359 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 15, 2011 Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland. Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud, oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha bariga sool ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind. Weftigan oo watay laba gaadhi oo tikniko ah iyo gaadhi landcruser ah iyo xaajiyad ayaa maanta abaaro 01:00 soo gaadhan magaalada Burco, iyaga oo u dhaafay dhinaca caasimadda Somaliland. Mar ay isku dayday in shabakada wararka ee ramaas ay ka hesho xogo dheeraad ah iyo sawiro weftigaas, haddana uma ay suuro gelin, waxaanay weftigaasi ka gaabsadeen in ay wax war ahka bixiyaan soo goosashadooda. Si kastaba ha ahaatee arrintan waa mid ay la socdeen maamulka soomaaliland, oo goob kasta oo ay marayaan ahaa mid la socda oo ay is arkayeen Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmadaba Ramaasnews Desk Burco Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 15, 2011 Where is A_Khadar? And why isnt he commenting on the latest news in SSC? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 15, 2011 Xaaji Xunjuf;687698 wrote: Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland. Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud , oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha bariga sool ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind. Burco Xasan Maxamuud defected years ago so double-check the news folks... http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/26421-Puntland-s-Education-Minister-Defects-to-Somaliland?highlight=defects JB, toady it's Puntland not Bugland khashiinyahow! Where's Ngonge? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 15, 2011 ambu labba jeer defectgerey u never know with these guys;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 15, 2011 ^ I know what you mean but I don't think he's that kind of person. Then again he was in Kisnaayo area when the Ethio troops wer in control. :confused: I think he might be escorting defectors since he know all the back roads from Puntland! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 16, 2011 the story has been confirmed. I have heard from reliable sources that the Darawiish will defintely leave Puntland. They will go to LA and Hargeysa. And the Hawd clans will go to Buhoodle. There are negoitations going on with the Buhoodle clans. They have a choice between choosing Somaliland or choosing Ethiopia which occupies their land. Quote Share this post Link to post Share on other sites