gooni Posted January 14, 2011 gartaan hadaan galno marka ugu horaysa qodaxda qodax baa dhigay markay ginbinkii mudayna waa caytamay xaajiguna sidii nin weynbuu u hadlay asagaana idiin sheegay waxa dumarka soomaaliyeed idiin yahay,cawke marakan waa inuu xaal iyo kaluun bixiyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted January 14, 2011 Cowke waa qodax, qodaxna waa cowke; isaga uun baa qodaxda isku dhigay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 15, 2011 Good riddance Abdirazak_PTL, I wish admin will ban Qodax too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 15, 2011 Xaaji Xunjuf;687505 wrote: A great Somali poet once said Waxa jira mashruuc aan la gelin lagana maansoonne Dibnahaa maroorsama ninkii mawqifkaa gala'e Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne Midda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaaye Maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyey macdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay Somali woman out there are all gob and they deserve our respect it's us the somali men who will be held accountable for their Misery,, Meelkasta gabadh Somali ba ku dhibaateysan whether it's in yemen sanca saudi arabia talyaaniga libiya Ceelasha biyaha xammar kenya Somali region in Ethiopia Xita naagahan la xumeyey eeh hargeysa allow no sahal oo ceebtooda astur . Somali woman are our sisters wives daughters mothers aunties Xaajigu markan wuu asiibay. Qadarintaa yaa XX. Quote Share this post Link to post Share on other sites