Tuujiye Posted January 24, 2011 BoB, I have seen videos oo lagu sameeyay in England.. Gabdho Somali ah iyo niman madoow iyo cadaan ah... I seen videos made in Canada and in the states, so saaxiib waxaan waxyaalaha keenaya waa wadan la'aanta iyo doolad la'aanta na heysata... Qurbaha joogisteeda iyo qaran la'aanta, wax yaalo badan ayaan ugaga faa iidnay wax yaalo kalena waan ku qasaarnay. Ilaahey dooladeena hanoo hagaajiyo. sxb aniga waxaan aqaan rag Somali ah oo ku laabtay Hargeysa oo soo duubay waxaan oo kale walaahi.... waa waxa hada zaa'idka u socda.. Dhalinyarada aada Africa dhan ayaa waxaan hada sameeya specially kuwa jooga Canada iyo stateska.... Ninyaaban, Somali Mallka ayaa ka helee cajaladaas wax cusub ma aha.... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed-InaJaad Posted January 24, 2011 i blame naagahan oo sharafta lahayn on ninku sawiray. they should be sentenced to jail if not killed too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 24, 2011 LG, Adiga dagaal uun baad ku jiri ilaa qiyaamaha ?? Look at you now ,,,,, U started with Ismalura, then Siilaanyo, then Me ,,, then ...... then ...... I wish inaan ku guursan lahaa berigaan yaraa. Maanta baleedho iyo daasado ayaynu isla dhici lahayn subax walba Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 24, 2011 sXBAyaal salaamullah marka hore, marka xigta aniga waxey ila tahay, just close this thread, sababtoo ah wixi dhaceen wey dhaceen, waxa soo socda un ka fikira, Haddii saan aad kusii waddaanna, waxey ila tahay ninkaa sanad looguma daraayo sanadna lagama dhimaayo adinkaase 24hrs isku xanaaqaayo, murmaayo akhiiranna is cayn. Marka just stop it here guyz. Quote Share this post Link to post Share on other sites