Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Puntland Government Donates $200 Thousand Dollars As Part Of The First Phase Of The Drought Relief

Recommended Posts

Dauud.jpg

 

Dawladda Puntland Oo Dhaqaale Ugu Deeqday Abaaraha Ka Jira Puntland

 

Dawladda Puntland ayaa ugu deeqday wajiga hore ee la tacaalida xaaladda abaaraha ka jira Puntland lacag dhan 6-bilyan oo shilin Soomaali ah una dhiganta laba boqol oo kun oo doolarka Maraykanka ah.

 

Wasiirka Qorsheynta iyo Xirriirka Caalimga ah ee Puntland Daa’uud Maxamed Cumar oo maanta saxaafada kula hadlaayey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegay in dawladda Soomaaliyeed ee Puntland ay ugu deeqday wajiga hore ee abaaraha ka jira deegaanada Puntland dhaqaale gaaraya 6-bilyan oo shilin Soomaali ah.

 

….”Gollaha Wasiiradda Puntland wuxuu isla qaatay,madaxweynuhuna ku dhawaaqay in lix bilyan oo shilin Soomaali ah una dhiganta laba boqol oo Kun oo doollar loogu shubo akoonada Dahabshiil iyo Amal…”ayuu yiri.

 

Qorshaha deeqdaasi ayuu ku sheegay Wasiirku in lagu jiheynayo ama loogu talagalay hawlgalada gurmadka abaaraha iyo meelaha dar daran ee bilowga ah in loogu hawlgalo,wuxuuna sidoo kale sheegay in shaqaalaha dawladda ay ka qaybqaadan doonaan xaalada gurmadka abaaraha ka jira Puntland.

 

Wuxuu sheegay in kulamadii ugu danbeeyey ee ay yeesheen gollaha Wasiirada Puntland ay dhinacyo badan ka eegeen xaalada abaarta sida :

Ceelasha iyo Xaaladda ay ku sugan yihiin.

Xoolaha iyo Xaalada ay ku sugan yihiin.

Biyaha Ceelasha ku jiray iyo sida ay u dhamaadeen.

In loo baahanyahay gurmad deg deg ah oo lagu jeediyo awooda dawlada Puntland iyo hay’adaha oo dhamaystiran.

 

Daa’uud Maxamed Cumar ayaa sheegay in ganacsatada la casumo inta ka horeysa 20-ka bishaan si ay usoo bandhigaan ka qaybgalkooda xaalada abaaraha Puntland.

 

Sidoo kale wuxuu sheegay Daa’uud Maxamed Cumar in wajiga labaad ee la tacaalida xaalada abaaraha Puntland ay u qorsheeyeen in loola dhaqmo sida ay u muuqato.

 

Wasiirka Qorsheynta iyo Xirriirka Caalimga ah ee Puntland ayaa ugu danbeyn sheegay in la cayimay guddiyo loogu talagalay in ay ka hawlgalaan gobolada iyo degmooyinka kuwaasi oo ay ku jiraan ganacsato,waxgarad,madax dhaqameedyo iyo maamulka dawlada si looga hawlgalo goobaha ay ka jiraan abaaraha ee Puntland.

 

Si kastaba ha ahaatee dawladda Puntland waxay soo bandhigtay sida ay uga qayb qaadaneyso abaaraha ka taagan deegaanada Puntland awaxayna dhawaan soo saartay qoraal ay beesha caalamka ugu baaqeyso gargaar deg deg ah oo ay soo gaarsiiyaan kumanaanka kun ee la ildaran saameynta abaarta xoogan ee deegaanada Puntland.

 

Cismaan Turaabi

Horseed Media

Boosaaso,Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Drought Relief Program has begun. This is the first phase of relief, and there will be huge meeting 20th of january between puntland business men who will bring about the second phase of the drought relief, and then third phase which will be the developmental agencies who will be required to take part in preserving puntland and finally the fourth phase the diaspora like myself who is even attending a big meeting at the convention center in melbourne and donating $500 towards the cause

Share this post


Link to post
Share on other sites

Where is the other somali regions drought policy? nowhere to be seen because meelahasi dawlad kama jirto. Shabab is even blocking any drought relief to occur in the regions it control except in kismayo which is quite odd. Somaliland is just praying it goes away and theirs reports of deaths already in hargeisa casimadooda from hunger.

 

This is puntland drought policy very clear and precise. The first phase is governmental rescue which will truck water into regions hit hard, maintenace of wells, and creation of new wells. The second phase will be development agency funding into drought stricken areas in puntland and strictly puntland. The third phase is the business-men conference on 20th of january which will provide another drought relief strategy and finally the diaspora of puntland are meeting in emergency mode and raising funds to for the final phase of the drought relief.

 

Puntland wa dawlad dadkeedu waana dad laysku halayn karo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this