Saalax Posted January 12, 2011 Muqdisho:- Dadweynaha reer Muqdisho ayaa aad usoo dhoweeyay Aftida laga qaaday Dalka Suudaan sheegayna in Somaliland ay mudan tahay iyaduna in Aqoonsi lasiiyo, wariye Hassan Kuuriya. Xafiiska Hadhwanaagnews ee Magalada Muqdisho Wariye Hassan Kuuriya ayaa dadwayanaha reer Muqdisho waydiiyay sidey u arkaan Dalka suudaan oo lafilayo inuu 2 dal noqdo iyo J.Somaliland ma unoqonkartaa…… http://www.hadhwanaagnews.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2011 yeah right, desperate secessionist now they will say they are the Orphans of John Garang... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 12, 2011 :D... ouch! Gabaygaan cusub ayaan ka heley. Shacabka Muqdishu kulahaa! lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 12, 2011 People of Mogadishu have every right to support Somaliland's direction since it hosts hundreds of thousands of mogadishu natives and welcomed them with open hands in their time of need. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2011 ^^^lol@ an asanine comment. The people of Mogadishu are not bothered about Somaliland, they see it as part of the republic. But delusions are your forte.. keep it up, remmeber when Israel recognized Somaliland? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 12, 2011 Nothing asinine about what i said but the facts on the ground. Of course a bitter piratelander wouldn't understand since they deport children, mothers, teenagers on daily basis in their so called Pirate enclave. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 12, 2011 Saalax;687083 wrote: People of Mogadishu have every right to support Somaliland's direction since it hosts hundreds of thousands of mogadishu natives and welcomed them with open hands in their time of need. People from Hargeysa (thousands) waa lagu soo dhaweeyey Mogadishu markey soo qaxeen. What was your point again? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 12, 2011 What thousands? i think you mean jubbaland areas when the droughts happened up north. Even with that Siad had a motive to desettle the Waqooyi natives from their original lands. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2011 they deport children, mothers, teenagers on daily basis Not sure who you are refering to, but Godan'es disciples will be dealt with and deported. On the other hand, you are making up stories, but John Graang is your new dad, thus one expects nothing less from a secessionist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 12, 2011 General Duke. Nonsense socda baad tahay. I have no time to babysit the remnants of pirates. Now go run along kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2011 ^^^lol@the angry secessionist. Adeer stop deluding yourself. You are as close to being a Dinka as you were to being an Anglo Saxon lost Orphan of the Queen of England. No one will recognise you, the South Sudan process is one you can not even comprehend, it came from an agreement signed on to by Khartoum itself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 12, 2011 Afhayeenka Madaxtoyada C/laahi Cukuse Hargeysa, January 12, 2011 (Haatuf) - Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo hor kacaayey waftiga Suxufiyiinta Somaliland uga qayb galay oo ka mid ah martida dunida ee lagu soo casuumay inay goob joog ka ahaadaan Aftiada ka socota Koonfurta Suudaan ee dadweynaha ku dhulkaasi u dareereen inay ka go’aan Suudaan iyo inay ka mid ahaadaan, ayaa sheegay in hadii ay Koonfura Suudaan dadkeedu u codeeyaan inay ka go’aan Suudaan ay Somaliland diyaar u tahay inay aqoosato. Afhayeenku waxa uu nasiib daro inay ku dhacday tilmaamay Somaliland oo 1960-kii la Midowaday Somalia ay kuwii ku darsatay ay meeshoodii burbursan tahay, balse Koonfurta Suudaan dawladii Suudaan oo jirta in dunidii kale ku qanacdo inay Aftida u dareeraan. Afhayeenka madaxtooyadu waxa u sidaas ku sheegay mar u waramayay BBC-da. Ugu horeyna isagoo arrimahaa ka hadlaya waxa, uu yidhi “Waxa weyn baanu ka fahanay Koofurta Sudaan ka sokow inta aanu wadaagno labada dhinac oo halgan dheer oo ay soo galeen oo naf iyo maalba leh ka, wakhti badan oo ay soo mareen sida ay qadiyada ugu mitidayaan ee ay ugu adeegasan yihiin, intaasoo dhan baanu wadaagnaa, waxaanu ka fahanay oo kale caalamka marka Ilaahay kuu sakhiro inay suurta gal tahay inay tanoo kale dhacdo anaguna waxaanu rajaynaynaa inaanu kuwa ku xiga noqono. S: Maxaad Is leedahay Inay Tani U Taha Somaliland Oo Muddo Dheer Aqoonsi Raadinaysay Oo Aan Ilaa Wakhtigan La Aqoon San, Dhawr Jeerna Doorasho Gashay? J: Anaga nasiib daraa nagu dhacday kuwii aanu walaalaha ahayn ee aanu 60-kii Midownay ee Somalia ayaa gacanta ka baxay oo meeshoodii ay burbursan tahay oo inta lala xaajoodo kalsoonidii haysata sida halkan (Southren Sudan) u suurto gashay inay xukuuamadii Sudan oo jirta Cumar Al- Bashiir joogo ay suurto gal u noqoto inay dunidii kale-na kula qanacdo, anaga nasiib darada noo dheeri waxa weeyi kuwii aanu xidhiidhka noocaas ah yeelan lahayn ayaan meesha ka jirin. S: Hadii Dadka Koonfurta Sudaan Ay U Codeeyaan Inay Goostaan, Ma Laga Yaabaa Tan Aad Istcimaashaan Oo Caalamka Ka Codsataan In La Idin Aqoonsado Oo Dawlad Gooni Ah Oo Qaarada Afrika Ka Tirsan La Idin Aqoonsado J: Labaatanka sanadoodba dunida Ilaahay baanu ka codsanaynay aqoonsiga, markaa wixii ay nagu xidhayeen wuxu ahaa meeshaa burbursan in aanu sugno, meeshaa bubursanina inta ay qaadanayso dawlad la aqoonsan yahay baa ka jirta Muqdisho, laakiin dadkeedu aanu aqoon sanayn, anagu waxaanu garanaynaa inay meeshaa ka jirto dhibaato weyni, Koonfurta Suudaan tan ka dhacday oo kale ayaanu beesha caalamka uga fadhinaa in anagana markayaga beesha caalamku ay goob joog ka ahaato, inkastoo shacbiga Somaliland ku codeeyay %97 Haa, Somaliland sidaas bay ku taagan tahay shacbigeeduna ku ogol yahay dawladeedu ku dhisan tahay, golayaasheedii ku dhisan yahay oo intii dawlada laga doonayay oo dhana ay ku leedahay. S: Isla Wakhtigaas Waxa La Diidanaa Wadamada Afrika Inay Sii Kal Go’aan Oo Wadamo Badani Meesha Ay Ka Soo Dhex Baxaan, arintaasi miyaanay Meesha ku jirin? J: Horta waxa loo danaynayaa waa bini’aadmiga, marka la leeyahay Midooba iyo marka la leeyahay kala go’a waa nolasha bini’aadmiga waa xoriyada aadamaha, hadii uu dan u arko inay kala noolaadaan baa fiican, haduu dan u arko inay wada noolaadaan baa fiican, laakiin in la isku qasbaa maaha sidii bini’aadmiga danta u ah, qasabku dan maaha waxa dan ah inay labaduba raali ku yihiin haday raali ku noqon waayaan inay kala noolaadaan. S: Markaa Idinku Ma Waxaad Doonaysaan Inaad Kala Go’daan, Hadii La Wediiyo Dadka Reer Koonfureedka Inay Taa Ogalyihiin? J: Inta aan la weydiin ma kala go’naa mise ma kala go’no waa in la weydiiyaa idinku inaad jirtaan ma doonaysaan mise ma doonaysaan, markaa markay go’aansadaan ee ay wax noqdaan ee ay isku raacaan muran ha galiyaan ma yaan la galininbe, su’aashani wey danbaysaa duniduna maaha inay su’aashaa soo horaysiiso, anaga su’aasha kowaad waxa weeyaan horta ma jirtaan, marka aad jirtaan wada noolaada, marka aad jirtaan kala noolaada. S: Somaliland Miyay Taageeraysaa Inay Koonfurta Sudaan Goosato? J: Anagu waxaan jecel nahay Koonfurta Sudaan muddo dheer bay u soo dagaalamaysay xoriyadeeda, markaa dadkeedu haduu u codeeyo waxaanu anagu raac sanahay Haa sidaasanu raacsanahy. S: Ma Waxaad Rabtaan Inay Sudaan Kala Go’do? J: Maya anagu Suudaan ha kala go’do ma lihin, Suudaan ha isku taalona ma lihin, waxaanu leenahay Koonfurta Sudaan shacbigeedu wixii ay halganka u soo galeen marka ay u codeeyaan xaq bay u leeyihiin in loo aqoosado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted January 12, 2011 Kan General Duke, Waa cuqdad socoaysaba! Adeer maxaa kaa galay haddii reer Muqdisho doonayaan aqoonsiga Somaliland. Bintiland ka sheekee baan ku idhi iyo budhcad badeeda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 12, 2011 How do you equate what’s happening in South Sudan, that came through a long peace process. To the self declared clan entity of NW Somalia, that came about through the destruction of the whole republic? Also how can you compare the large difference and gulf between the people of South & North Sudan, to that of clan rivalry and envy which exists in Somalia? Are you children, or is basic common sense not your strong points? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 12, 2011 Caano_Geel;687098 wrote: Kan General Duke, Waa cuqdad socoaysaba! Adeer maxaa kaa galay haddii reer Muqdisho doonayaan aqoonsiga Somaliland. Bintiland ka sheekee baan ku idhi iyo budhcad badeeda. Don't mind Bintiland's Cuqdad. Somaliland wii dushay cidnana uma joojinayso. Don't waste your ti Quote Share this post Link to post Share on other sites