Abdirazak_PTL Posted January 12, 2011 Duqa Degmada Boosaso Oo Maanta Kormeeray Dhismaha Wadada Laamiga ah Ee Ka Socda Boosaso (Sawiro) Boosaso (RBC Radio ) Maamulka Degmada Boosaso ayaaa Maanta waxaa ay Ka warbixiyeen Arimaha La xiriira Dhismaha Wadada Weyn Ee Magalada Boosaso Dhismaheeda Laga Bilabay. Duqa Degmada Boosaso Maxmuud Faarax Beeldaje Oo saxaafada Kula Hadlayay Meesha ay Ka socdaan dhismayaasha aya sheegay in Ay Marinayaan Dhismayasha Meel Wanaagsan isagoona Saxafada Tusay Laamigii Loogu Tala Galay Wadadan Oo Ku Jira Fuustoyin Waaweyn Kaasi oo Maanta Laga soo Dajiyay Dekeda Boosaso. Wadadan ayaa waxaa ay Ka soo Bilaabaneysaa Garoonka diyaaradaha ee Magalada boosaso Iyadoona si Toos ah U Galaysa Xarunta Madaxtooyada Magalada Boosaso Iyadoona dhamaan Dadka Shacabka Boosaso si Weyn U Soo Dhaweyn Arimahan Dhinaca Horumarinta Degmada Gaar ahaan Dhismaha Wadadan Oo Laami Laga dhigi Doono. Xog Hayaha dowlada Hoose ee Boosaso Oo Isagana dhiniciisa La hadalayay saxaafada Aya sheegay in Ay Dalabad U Dirayaan dadka degen Gudaha Wadooyinka ay Howshan Ka wadaan Gaar ahan dadka Degen Wadada Xaafada Suweyto Oo KU Jira Gudaha wadada Laamiga ah ee Haatan Dhismaheeda La Wado. Ugu danbeytii Waxaa uu Duqa Degmada Boosaso U ku Booriyay dadweynaha in ay Ka Qayb Qatan Arimaha Horumarinta degmada Oo Sheegay in Qof Walba Xil Ka saaran Maadama Bilicda Magalda Boosaso Tahay mid Waajib Ah. Mohamed A Rashiid RBC Radio Boosaso Wadada Ka Imada Dhinaca Garoonka Oo Soo Gasha Madaxtoyada Boosaso Oo Shaqada Ka socoto Foostoyinkani Waxaa KU Jira Laami Ama Daamur Kaasi Oo loogu Talagalay In Lagu Dhiso Wadada Duqa degmada Oo Shir Jara id Ku Qabtay Goobta Dhismaha Ka socdo Wadada Oo Shaqo Ka Socoto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdirazak_PTL Posted January 12, 2011 Damn the city is appearing to have better urban planning, can't wait till that road runs through it and make the city shine. Si wada hawsha dadkeygow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdirazak_PTL Posted January 12, 2011 Ugu danbeytii Waxaa uu Duqa Degmada Boosaso U ku Booriyay dadweynaha in ay Ka Qayb Qatan Arimaha Horumarinta degmada Oo Sheegay in Qof Walba Xil Ka saaran Maadama Bilicda Magalda Boosaso Tahay mid Waajib Ah . Oh damn that gotta hurt the haters of puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 12, 2011 ^And what are you doing the city for, Mr PTL? Nothing? You are taking credit for the sweat of others, surely they did not spend their time and energy for you to boast about. I would advise you to spend your time and energy to help yourself and do something sensible. May be go and educate yourseld so as you can help the city and the country you love so much and leave the haters in their hate. This is a brotherly advice, take it and stop this meaningless postings. Quote Share this post Link to post Share on other sites