Abdirazak_PTL Posted January 12, 2011 NAIROBI: Sarkaal Sare oo Madax u ahaan jiray Hay'ada Puntland intelligence service (PIS) oo ku geeriyooday Caasimada Kenya Posted to the Web Jan 11, 16:47 Nairobi: (pp)- Col. Cusmaan C/llaahi Maxamuud Cadde (Diana) oo sanado badan soo hayey Jagada ugu saraysa hay'ada Sirdoonka Puntland oo loo yaqaan Puntland intelligence service (PIS) ayaa ku geeriyooday Caasimada dalka Kenya ee Nairobi. Marxuumka ayaa ahaa agaasimaha hay’adda PIS-ta tan iyo sanadkii 2004-tii, waxaana uu xilka kala wareegay Maxamed Adan Bidaar oo ahaa agaasimihii ugu horeeyay hay’adda PIS-ta , tan iyo intii la aasaasay. Allaha u naxariistee Col. Cusmaan C/llaahi Maxamuud Cadde, ayaa u geeriyooday Xanuun uu la xanuunsanaa Bililii la soo dhaafay. Geerida Marxuumka ayaa la ogaysiinayaa, dhammaan dadka ehelka u ah Marxuumka, kuwaas oo kala jooga aduunka Dacaladiisa. Dhammaan Asxaabta Warbaahiyaha Puntlandpost ayaa tacsi halkaan uga diraya, ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday marxuumka , waxaana illaahay uga baryeyna inuu naxariistee Jano ka waraabiyo Amiin ::: Aamiin . Daabacaada: Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdirazak_PTL Posted January 12, 2011 Illahi ha naxaristo, I am still waiting for verification from horseedmedia, but if this is true this is a huge blow to beesheena qardho iyo bosaso. We just lost sharmarke jnr pm spot and now were losing our man diyano same time is just to much to handle. I await verification from horseedmedia because puntlandpost could just be wishing he died Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 12, 2011 why horseed media ??? ,, ma "Kings" ka ayaa iska leh yacnii ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted January 12, 2011 Danbi badan ayuu qabay Ilaah Ha unaxariisto miskiinka! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted January 12, 2011 Illahi ha naxaristo, I am still waiting for verification from horseedmedia, but if this is true this is a huge blow to beesheena qardho iyo bosaso. We just lost sharmarke jnr pm spot and now were losing our man diyano same time is just to much to handle. I await verification from horseedmedia because puntlandpost could just be wishing he died kix kix kix kix kix kix kix. Abdirizak PTL aka Cawke, you are just hilarious. " Beesheena Qardho iyo Bosaso...." What a d!ckhead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 12, 2011 AUN. Lets hope Bosasso becomes now a more safer place and with less assasinations and targetted killings. Quote Share this post Link to post Share on other sites