NASSIR Posted January 12, 2011 Cali Xaraare oo Fashilay VOA Suxufi Cali Cabdi Xaraare oo horay uga soo shaqeeyay Idaacada VOA-da Qaybteeda af-Somaliga, Cali Xaraare ayaa Kulan wareed uu Qabtay kaga hadlay Arimo badan oo Qarsoonaan isaga oo *****lka ka qaaday qaabka ay u shaqayso, Idaacada VOA-da oo uu Hogaankeeda hayo C/raxmaan Yabarow oo ah Nin Qabiilayste ah oo Lagu eedeeyay inuu Beesha Buun Buuniyo. Cali Xareere ayaa Idaacada ka ahaa Boqorka Wariyaasha isaga oo Maalinta uu Barnaamijka Daadihinayo ay umada dhegaysanaysaa ay aad u xiisayn Jireen. Mr Xaraare waxa uu aad u soo dayn Jiray Barnaamid xiisa badan oo aad loo jecelyahay waxana ka mid ahaa” Cowska Washinton, Barnaamijkaasi waxa inta badan lagu soo qaadan Jiray arimo Xasaasi ah oo Qosol badan. Cali Cabdi Xaraare ayaa Horay waxa ay isku Maan dhaafeen Yabarow inuu Xaraare ku Yiri” Idaacada Barnaamjiyadeeda kama qayb Gali karaan. Siyaasiyiinta ka soo Jeeda Gobolada Puntland iyo Somaliland Dadka loo diiday waxa ka mid ahaa inay Idaacada laga Waraysto. Cismaan Ab Nuur Xaashi [Abwaan reer PL] Faaruuq Maxamed Abshir Walde. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara. update on Problems in the VOA-Somali Service Quote Share this post Link to post Share on other sites