Mooge Posted January 11, 2011 Minneapolis: Weriyaasha loogu jecelyahay qaybta raadiyaasha ayuu ka mid ahaa Cali Xaraare mudo Afarsano ahan wuxuu ka soo shaqaynayey Idaacadii cusbayd ee Maraykanku u ufray Soomaalida Ee VOA da, wuxuu wiigaan sheegay in shaqadiisii loo cusbonayn waayey taas oo ay ka danbaysay qabyaala si toos loogu sameeyey oo uu ku sameeyey madaxa raadiya Yabarow oo uu sheegay in aanu cid wax uga oglayan radiga qabiilkiisa maahee. Yabaroow oo horey kal horey sidaan oo kale ay ugu eedeeyeey wariyaal shaqadoodii looga joojiyey hab aan waafaqsaneyn sharciga idaacada VOA. Cabdiraxmaan Yabaroow waxaa lagu eedeeyey oo kale nin aad u naceb oo aan la tusi karin qof aan ka soo jeedin beesha uu kasoo jeedo una adeegsado shaqada ay u dhiibatey wasaarada arimaha dibada mareykanka idaacadeeda e VOA. Wariye Cali Xaraare oo kashifay Qabyaalada uu ku shaqeeyo Yabaroow Eedaanaha loo jeedinayo Yabaroow ayaan ku ekeyn oo qura wariyaasha balse waxaa eedeeno aad u fara badan u jeedinaya shacabka Puntland oo ku eedeenaya in ay dhulkood uu ka wado burburinta nabada isaga oo buunbuuniya shaqsiyaadka nabaddiidka ah mana ogola war wanaagsan in uu halkaas ka sheego. Waxaa aadka u yaabka badan in uu aad u adegsado sida qofka sumcadiisa looga dilo isaga oo adeegsado warbaahinta mareegaha somaalida kuwa lagu aflagaadeeyo bulshada soomaalida ah oo uu siiyo lacago uu uga soo qaado wasaarada arimaha dibada mareykanka idaacadeeda ee VOA in wacyi galin uu ku sameenayo. Xiriirka dowlada Puntland ayaa la leh xiriir toos ah Dowlada USA waxaana hubaal ah in dowlada puntland ay wax ka qaban karta kana hortagto yabaroow maadaama uu argagax ka wado gudaha puntland. Ururada puntland & aqoonyahanada Puntland waa in aysan faraha ka laaban Cabdiraxmaan oo ay dowlada maraykanka u shegaan in cabdiraxmaan yabaroow uu argagisada kamid yahayoo nabada puntland lid ku yahay Arimaha uu ka sharqamiyey Mudane Cali Xaraare iyo wariyaashi ka horeeyeyba ayaa sumcadii ay idaacada VOA ka dishey. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites