Fiqikhayre Posted January 10, 2011 War Saxaafadeed ay soo saareen Wasiirada, Xildhibaadanada iyo Isimada ka soo Jeeda Sool Sanaag iyo Cayn (Garoowe, January 10, 2011 Ceegaag Online) Kulankani Balaadhan ayaana Maanta ka dhaacay Magaalada Garoowe, kulankaas oo Warsaxaafadeed jawaab u ah Go'aankii Maaulka Somaliland ee Kalshaaale lagasoo saaray waxaana warsaxaafadeedkaa soo saaray Wasiirada Xildhibaanada iyo Isimada ka soo Jeeda Gobolada kala ah Sool Sanaag iyo Cayn oo Maanta kulan Balaadhan ku yeeshay Magaalada Garoowe, Waxana Hadalo dheer Halkaasi ka soo Jeediyey, Ugaas Abdilaahi Ciise Nuur iyo Wasiirada iyo Xildhbaanada kadiba Saxaafada War Qoraal ah Halkaasi ugu Qaybiyey( Hoos ka akhri) Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada ee Puntland Maxamed Faarax Aadan oo warsaxaafadeedka saxaafada u akhrinaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted January 10, 2011 Hadal badan haan ma buuxsho, this is what Faroole got in return for calling SL walaalaheena, even now he did not say a word, laakiin markay TFG-du and Atam hadlaan waa Libaax. What PL needs right now is strong parliament who will question the president and vice president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 10, 2011 hadaad ficil hinaastay asaad hiilin kari weyday ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hanjabaysaye.,, Puntland hadal bay haysa.. car haday rag yihin ciidan gobolka cayn ha u so diran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 11, 2011 Why is this coming from the Fisheries Minister and not from Faroole? Is this issue related to Fisheries? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 11, 2011 bilan;686645 wrote: laakiin markay TFG-du and Atam hadlaan waa Libaax. Quote Share this post Link to post Share on other sites