Somalina Posted January 10, 2011 Garoowe: (Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Somaliland oo sheegey in ciidamo katirsan kuwa Somaliland ay tagi doonaan deegaano horleh oo katirsan gobolka Ceyn ee Puntland,waxaana ay dawlada Puntland sheegtay in Somaliland looga baahanyahay inay ka noqoto hadalkaas islamarkaasna ay imika banayso dhulka reer Puntland ee ay xooga ku maamusho. Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga & Kheyraadka badda ee dawlada Puntland Eng,Maxamed Faarax Aadan ayaa ka jawaabay hadalkaas,waxaana uu sheegey in aysan u dulqaadan doonin isku fidin horleh oo ay sameeyaan ciidanka Somaliland,isagoo ku baaqay in ay taas ka noqoto hadii kalena ay Dawlada Puntland kala kulmi doonto jawaab culus. “Waxaan maamulka Somaliland u sheegayaa inay ka noqoto hadalkii shalay,waa in aysan ku dhiiran hadalkaas,waana In ay banayso dhulka reer Puntland ee ay imika joogto,gaar ahaana kan gobolka Cayn,hadii kale shacabka & dawlada Puntland uma dulqaadan doonaan”yuu yiri Wasiirka oo ka hadlayey shir ay maanta yeeshaan Madaxda & Odayaasha gobolka Ceyn oo ku kulmay garoowe. Dhinaca kale Eng,Maxamed Faarax Aadan wuxuu sheegey in dawlada Puntland ay dawladaha caalamka ee taageera howlaha soomaaliya ay u direen baaq rasmi ah oo ay Puntland ugu sheegayso inay Somaliland duulaan ku tahay dhulka reer Puntland,waxaana uu meesha ka saaray inay taas aqbali doonaan. Cabdiqani Xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 10, 2011 Looools haye maxa kale gobolka cayn ama buhoodle wa somaliland ama is keena oo isi kaya siya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 10, 2011 It aint yours to have to begin with awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 10, 2011 its mine awoow it was always mine, dhulkeyga cid uma daba fadhisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 10, 2011 "Unukaa leh" miyaa sheekada? Remains to be seen or should I say "aragaaneh"... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 10, 2011 Sheeko. Typical Puntland nonsense, all talk no action. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 10, 2011 looool yaaqay 2011 aan joogna aduunka waa horumaray ee heshiiyo oo horumar aan gaarno, danta shacabka halaga shaqeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 10, 2011 Mamuulka budhcadbadeekdow ,, hadaaf ficil hinaastay aasad hiilin kari weyday ma afkaae ku ciil bixi cidlaad ka hanjabaysaye Quote Share this post Link to post Share on other sites