Somalina Posted January 10, 2011 .... Dalkana ay Gacan ka Gaystaan Wax soo Saarkiisa Madaama oo bay yidhaahdeen Dalkani uu ku Talaabsaday Talaabo Wax ku Ool ah oo u baahan in laga Taageero Dhinacyada Wax-soo saarka si ay uga mid noqdaan Wadamada aadka u Danaynaya inay Somaliland la yeeshan Xidhidh noocan oo kale ah. Madaxweynuhu wuxuu Weftigan uga waramay Xaaladda Guud ee dalka gaar ahaan Dhinaca Ganacsiga waxaanu kusoo dhaweeyey Weftiga Fikradooda ah inay Somaliland La yeeshaan Xidhidh Ganacsi taas oo uu madaxweynuhu u balan qaaday inay Gacmo Furan ku soo dhawaynayaan Waxna la qabanayaan Cidkasta oo Dalkan Maal-gashi iyo wax soo saarba ka damacsan gaar ahaan Dhanka Ganacsiga. Gebagebadii Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Xaalada Ganacsi ee Dalku maraayo taasi oo uu u sheegay inay tahay mid ay Reer Somaliland iyagu ay is gaadhsiyeen heerkaa ay Maanta taagan yihiin waxaana Tusaale idinku Filan ayuu yidhi madaxweynuhu in ay Maanta Caalamku Danaynayaan Xidhidh ay Dalka la Yeeshan.” Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 10, 2011 xita sucuudigi ba iskeenaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 10, 2011 I wonder why loo buunbuunin waayey Arabta imaashaheeda? oh wait! I know, you thought you were from South Sudan! Aha!...makes perfect sense... Arab this and Arab that, maxaa ka danbeeyey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 10, 2011 Somalina carabtu anagu il gaaranu kee eegna marka weynu eegeyna siday wax u dhacaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 10, 2011 You really don't have a choice when you are poor. Ka faa'iideysta Carabta markey wax kula rabaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 10, 2011 You don't even see how the Arab guy is kneeling ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
UWSLF Posted January 10, 2011 How emberassing, you're not supposed to greet someone from behind a desk. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites