Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Puntland Diaspora UK Organize Drought Task-Force. PICS

Recommended Posts

Jaaliyadda puntland ee east/westMidland UK

 

H/Q: 115 Warth St North

 

Leiecster . 9-Jan-11

 

Ujeedo: Gurmadka abaaraha

 

Ka dib mahad alle,

 

Ka dib shir ay jaaliyada kor ku xusan ee puntland, ku yeelatey xarunteeda Magaalada Leicester-UK, shirkaas oo muddo badan lagu falanqeynayey sida ugu haboon ee ay jaaliyaddu uga qeyb qaadan lahayd gurmadka abaaraha ka jira dhamaan somaliya gaar ahaan Puntland.

 

Shirkaas oo ay goob joog ahaayeen aqoonyahano, culumaa ‘udiin ,dhalinyaro iyo waxgarad badan oo reer puntland ah, Waxaa kale oo job goog ahaa guddoomiha jaaliyada east/west puntland UK iyo ku xigeenadiisa ayey jaaliyaddu ka soo saartey go’aamada hoos ku qoran

 

- Waxaa la magacaabey guddiga abaaraha, kana kooban shan xubnood ( sedex ragga iyo labo dumar ah)

 

- Waxaa la qoonteeyey in la uruuriyo dhaqaale deg deg ah

 

- Waxaa la go’aamiyey in muddo asbuuc ah lagu soo gabo gabeeyo uruurinta dhaqaalaha

 

- Waxaa la magacaabey guddiga saxaafada iyo xiriirinta jaaliyadda iyo gudaha wadanka.

 

-

 

- Jaaliyadda puntland eas/west UK ,waxaay dhamaan ku wargalineysaa jaaliyadda puntland ee UK,Europe, iyo America iney u gurmadaan walaalahooda la tabaaleysan abaaraha ku habsadey wadankeenii, ayna si hagar la’aan ah ugu gurmadaan walaalahood, kuna sadaqeystaan waxay heli karaan.

 

 

 

Xoghayaha Jaaliyadda East/westMidlan UK

 

Mudane: Moamed Yusuf

 

eastwestmidland_puntland@hotmail.co.uk

 

IMG_0191.JPG

 

IMG_0230.JPG

 

IMG_0231.JPG

 

IMG_0232.JPG

 

IMG_0236.JPG

 

IMG_0238.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this