Mooge Posted January 9, 2011 Muqdisho (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Hiiraan State Maxamuud Cabdi Gaab ayaa maanta soo bandhigay liiska golihiisa wasiirada kuwaasi oo ka mid noqonaya maamulkiisa. Liiskan oo ka koobannood 37 xu ayaa isugu jira wasiiro, masuuliyiinta xafiisyada maamulka qaar ka mid ah iyo saraakiisha ciidamada kuwaasoo sida liiska lagu xusay ka mid ah dadka ka soo jeeda [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 10, 2011 A little too optimistic by the Hiiranites in London & Nairobi, 25 wasiiro for a small region, even the TFG's number of wasiiro is less than that. Shirkan ay ku magacaabayeen wasiirada waan joogey maalin dhaweed in Nairobi, isla shirkaa camal ayaa ka dhacey London oo asna wasiiro sidaa oo kale loogu magacaabey Hiiraan State, the two groups in London and in Nairobi are against in each other, and each one of them is building a government or state for Hiiraan, the two groups are not based in Hiiraan, at least they should unite and form some sort of security iyo kala-danbeyn inside the regionbefore they try to build some sort of government. 1) Wasiirka Amniga: S/guuto ismaaciil Cilmi Xareed 2) Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Diinta : Prof. Ibrahim Sheekh Xasan 3) Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose: Prof. C/raxmaan A/kadir A/raxiim 4) Wasiirka Gaashaandhigga : S/guuto Xasan Cali Qeylooy 5) Wasiirka Xiriirka dibadda iyo iskaashiga caalamiga: Dr. C/qaadir Cali Cabdi “Xuur” 6) Wasiirka Maaliyadda: Mr .C/qaadir Shiikh Muumin Faarax 7) Wasiirka Warfaafinta: Mr. C/qaadir C/lle Xooshow 8) Wasiirka Caafimaadka: Dr. C/llaahi Sheekh Yuusuf Macalin Maxamed 9) Wasiirka Waxbarashada, barbaarinta iyo Tacliinta sare: Prof. Axmed Maxamuud Wehliye “Xiji” 10) Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta: Aadan Cabdi Wayax 11) Wasiirka Dib u dhiska: Eng. Maxamed Cusmaan Axmed “ Baasto” 12) Wasiirka Dib u dejinta: Siyaad Aadan 13) Wasiirka Xiriirka Hiiraan State iyo Dowladda Federaalka: Daahir Xasan Cabdi 14) Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka: Ismaaciil Aadan 15) Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa: Xaaji Siciid Maxamed 16) Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Marwo Istanbuul Xaaji C/samad 17) Wasiirka Macdanta,Batroolka iyo Biyaha: Jaamac Qoor-madoobe 18) Wasiirka Ganacsiga: Maxamed Cismaan Xasan 19) Wasiirka Dastuurka : Maxamed Guuleed Cabdi 20) Wasiirka Shaqada ,shaqaalaha ,dhalinyarada iyo Cayaaraha: Marwo Sucaad Diiriye Xasan 21) Wasiirka Beeraha: Maxamed Faarax Makaraan 22) Wasiirka Qorsheynta: Haadi Cabdi Yuusuf 23) Wasiirka Deegaanka: Col. Cageey 24) Wasiirka Howlaha guud iyo guriyeynta: Yuusuf Macalin Maxamed Owxaaji “Guulwade” 25) Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta: Xasan Nuur iidow Quote Share this post Link to post Share on other sites