Mooge Posted January 9, 2011 Garowe(Puntlandi.com);- Wasiirka amniga Dawlada Puntland Gen.Yuusuf Axmad Qayr ayaa sheegay in ay Dawlada ilgaara ku hayso falalka guracan ee qaraxyada iyo dilalka qorshaysan isugujira ee ka dhacaya magaalada Galkacyo.Gen.Qayre ayaa sheegay in Dawlada ka guulaysatay kooxahii amaandarida ka waday magaalada Boosaaso talaabada xigtana ay tahay sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa fidnawadayaasha khalqalgalinaya amaanka magaalada [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites