Somalina Posted January 6, 2011 Dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha ee Boosaaso ayaa ka cabanaya in raggooda ayna kaalmo ka helin, hagardaamana kala kulmaan Qaar ka tirsan haweenka ku nool xeryaha dadka barakacayaasha ee Maamul-goboleedka Puntland ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ragoodu kula kacaan oo ay ka mid yihiin gacan ka hadal joogto ah. Magaalada Boosaaso waxay ka mid tahay deegaamada ay dadka Soomaaliyeed sida aadka ah ugu soo barakaceen, waxaana ku yaal tiro kaamam ah oo ay ku nool yihiin dadkaasi. Warbixinta oo dhamesytiran hoosta ka dhageyso http://www.voanews.com/somali/news/Dumar-kacabanaya-Hagardaamooyinka-Ragga-.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 7, 2011 Tolow maa dumarka feedhka laga daayo, Pioneering Karate schools in Somalia appears to be lucrative business and after such schools become the norm no man with his right shall ever again entertain himself beating up a woman. Quote Share this post Link to post Share on other sites
caydarus Posted January 31, 2011 Its very unfortunetly in hooyooyinka iyo hablaha soomaaliyeed ee awalba dhibaatada iyo darxumada la ildarnaa in hadana saas loola dhaqmo.illahayow ugargaar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nabad_dadaye Posted February 7, 2011 rag dumar garaacay waan maqalnay lakin waxaa la arkay dumar inta carate soo barteen ragii dhagaha ka garaacaya Quote Share this post Link to post Share on other sites