Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Defence Commander and VP arrive in Garoowe

Recommended Posts

Madaxwyne Kuxigeenka Puntland oo Galabta Siwayn loogu soo dhaweeyey Garoowe

 

 

(Garoowe, January 05, 2011 Ceegaag Online)

Magaalada Garowe Waxa Galabta soo gaadhay Wafti Balaadhan oo hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Puntland General Abdi Samad Cali shire oo kamid yihiin Xubno katirsan Golaha Wasiirada iyo Saraakiisha Ciidamada Daraawiisha Puntland oo galabta siwayn loogu soo dhaweeyey Duleedka Bari ee Magaalada Garowe Waftiga uu hogaaminayey Madaxwayne kuxigeenku.

 

 

Soo Dhawaynta Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ayaana Waxaa ka Qayb Qaatay Xubno katirsan Labada Gole ee Dawlada Puntland Golaha Wasiirada iyo Golaha Wakiilada Dadwayne aad u tiro badan oo soo dhawaynta Madaxwayne Kuxigeenka Abdi samad Cali shire siwayn uga Qayb Qaatay Galabta Magaalada Garoowe.

 

Amaanka Magaalada Garoowe ayaana Maanta aad loo adkeeyey Waxana la Xidhay Dhamaan Wadooyinka soo gala Magaalada Garoowe intii uu Madaxwayne kuxigeenku ku jiray safarkiisa oo Wada Marayey Waxana la dhigay Goob kastada Ciidamada Gaarka ah ee Ilaalada Madaxtooyada Puntland, Madaxwayne Kuxigeenka ayaana Xarunta Madaxtooyada Garowe kulan gaar ah kula Yeeshay Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdi Raxmaan Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this