Mooge Posted January 5, 2011 Garowe(Puntlandi.com);- Madaxwayne xigeenka Dawlada Puntland Gen.C/samad Cali Shire iyo xubna katirsan Golaha xukuumada Dawlada Puntland ayaa gaardhawayd soo gaaray magaalada Garowe ee casimada Puntland waxaana hawla shaqo u joogeen deegaano katirsan Gobolka Bari. Wafdiga madaxwayne xigeenka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe waxaana ay ugudbeen xarunta madaxtooyada halkaa oo ay ku kala xogqaadanayaan hogaanka sare ee [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites