Mooge Posted January 5, 2011 Hargaysa*RBC Radio)*Maamulka la magac baxay Soomaaliland ayaa sheegay in ay haatan diyaarinayaan go’aanada laga qaadanayo dadka lagu qabto falalka la xariira burcadbadeednimada. Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Soomaaliland Xasan Axmed ayaa waxa uu sheegay in ay haatan diyaarinayaan sida laga yeelayo dadka lagu soo qabto danbiyada ay ka midyihiin falalka Burcadbadeednimo. Xeer ilaaliya ayaa sidoo [...] Halkaan ka akhriso inta kale... Quote Share this post Link to post Share on other sites