Mooge Posted January 5, 2011 Garowe(Puntlandi.com);- Wasiirka Gaganciga iyo Warshadaha Dawlada Puntland Xasan Faarax Jaamac ayaa ganacsatada Puntland ugu baaqay in dalka ayaa maalgashtaan kana qaybqaataan hormarka iyo sara uqaadidada ganacsiga Deegaanada Puntland.Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan ganacsato wadamada dariskaa kulumiya lacago badan waxaana sheegay in taa ay ka haboontahay in degmooyinka Puntland ay lacagahaasi galiyaan.“Dhulka Puntland waxaa uu [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdirazak_PTL Posted January 5, 2011 Wa runtis,the business men of puntland are not investing at all in Puntland Waxaasi oo dhan waxa sameyay shicibka degaanka iyo kuwa ganacsato yar-yar ah not the famous ganacsato jogto dubai, zambia, kenya, oman iyo meelo kale lamid ah. Thats who the minister is speaking of. Anyways I am happy to see the business plan of Puntland and creation of factories in the smaller towns. Kind of like Xabo factory or Las Qoray Factory hala si wado shaqadu. Every town should have a factory. Its critical the business men take part because without them their can be no development. Quote Share this post Link to post Share on other sites