Mooge Posted January 5, 2011 Muqdisho (RBC) Warar naga soo gaaray xubno ka mid ah golaha wasiirada ee DKMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in golaha ay isku raaceen in lala xisaabtamo dhamaan shakhsiyaadkii ku lugta lahaa carqaladeyntii dhawaan loo geystey dekeda weyn ee magaalada Muqdisho, taasoo goluhu ku tilmaamay inay tahay musuqmaasuq. Inkastoo saxaafada laga qariyey ayaa haddana wariyaha [...] Halkaan ka akhriso inta kale... Quote Share this post Link to post Share on other sites