NGONGE Posted January 5, 2011 ^^ I don't have THAT much respect. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted January 5, 2011 It's so hallerious someitimes the news.. Successionists are reporting SSC leader is stranded in Dubia but the reality is different, the dude is having fun with red carpet welcoming.. Waxaa dalka imaaraadka ka dhacey xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyey laguna shafrey hogaamiya hogaanka midnimada iyo badbaadada Sool Sanaag iyo Cayn SSC mudane DR.Saleebaan Ciise Axmed Kaar iyo xoghayaha arimaha dibada ssc Pro: Maxamuud Cali Jaamac xafladaas oo ka dhacdey magaalada Dubai oo ay ku suganyihiin. Xafladaas balaadhan waxaa si sharaf leh uga soo qeyb galey Jaaliyada SSC ee Imaaraadka iyo jaaliyada kale ee Sooma liyed oo ka socda bulsho weynta soomaaliyeed ee degan UAE, Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Waxgarad, iyo Madax dhaqameed. Waxeyna u dhacdey jawi aad u raali geliyey dadkii ka soo qeybgaley Ugu horeyn waxaa lagu furey Aayado Quraan Kariim ah, oo uu Akhriyey Sheekh Cali Axmed,ka dibna waxaa lagu soo dhaweeyey gudoomiyaha jaaliyada imaaraadka ENG Cali Xaaji Cigge oo ka warbixiyey hadey reer imaaraad yihgiin sida ay u soo dhaweynayaan uguna faraxsan yihiin in uu soo booqdo madaxda hogaankooda iyo in ay had iyo jeer ku taageer sanyihiin hawlaha ay ku talaabsadeen mudadii ay xilka hayeen, waxaa uuna dadkii halkaas ugu baaqey in lagu taageero hawlaha sidii umada soomaaliyeed la isugu soo dhaweeyn lahaa waxna ay u wada qabsanlahaayeen. More and pics http://horufadhi.com/?p=1731 Quote Share this post Link to post Share on other sites