Sign in to follow this  
Saalax

SSC Terror Boss Stranded in Dubai

Recommended Posts

A_Khadar   

It's so hallerious someitimes the news.. Successionists are reporting SSC leader is stranded in Dubia but the reality is different, the dude is having fun with red carpet welcoming..

 

Waxaa dalka imaaraadka ka dhacey xaflad soo dhaweyn ah oo loo

sameeyey laguna shafrey hogaamiya hogaanka

midnimada iyo badbaadada Sool Sanaag iyo Cayn SSC mudane

DR.Saleebaan Ciise Axmed Kaar iyo xoghayaha arimaha

dibada ssc Pro: Maxamuud Cali Jaamac xafladaas oo ka dhacdey

magaalada Dubai oo ay ku suganyihiin.

Xafladaas balaadhan waxaa si sharaf leh uga soo qeyb

galey Jaaliyada SSC ee Imaaraadka iyo jaaliyada kale ee Sooma

liyed oo ka socda bulsho weynta soomaaliyeed ee degan UAE,

Aqoonyahano, Siyaasiyiin, Waxgarad, iyo Madax dhaqameed.

Waxeyna u dhacdey jawi aad u raali geliyey dadkii ka soo qeybgaley

Ugu horeyn waxaa lagu furey Aayado Quraan Kariim ah, oo uu Akhriyey

Sheekh Cali Axmed,ka dibna waxaa lagu soo dhaweeyey

gudoomiyaha jaaliyada imaaraadka ENG Cali Xaaji Cigge oo ka

warbixiyey hadey reer imaaraad yihgiin sida ay u soo

dhaweynayaan uguna faraxsan yihiin in uu soo booqdo madaxda

hogaankooda iyo in ay had iyo jeer ku taageer sanyihiin

hawlaha ay ku talaabsadeen mudadii ay xilka hayeen, waxaa uuna dadkii

halkaas ugu baaqey in lagu taageero hawlaha

sidii umada soomaaliyeed la isugu soo dhaweeyn lahaa waxna ay u wada

qabsanlahaayeen.

 

More and pics http://horufadhi.com/?p=1731

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this