Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 All i have to say is you sure love your Abusers , abdi qeybdid is a native of galkacyo he did not need Yeys Protection not in galkacyo not in baydhabo u act as if Baydhabo was your clan backyard. It was the seat of the transitional federal government at that time. Your hero warlord Abdilahi yusuf was the one who begged Caydiid for a political position in the early 90s now that's just sad we won't even get in to the answer ur hero got from Ina farax caydiid. . Caydiid, and Mujaheed Abduraxmaan tuur were men from the same league they fought the same enemy and shared a government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 4, 2011 Poor Xaji Xunduf is hopeful that A/Qaybdid would do a dirt job for them of disrupting Puntland, the enemy that dashed any hopes of recognition for their dreamland. Xaji Cidaas, dagaal way ka daaleen wayn ogyihiin inaan wax lugu kala qaadeeyn, marka bal wax kale eeg eeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 4, 2011 Xaji, adeer you sure need help. I know you are depserate for a hero, Aydeed was yours no doubt as he was the boss of Abdirahman Tuur, and now you want Qaybdeed to be your boss? Poor lost secessionist. The fact remains, no power in Somalia can do anything to Puntland, and Galmudug is a region and clan I know very well, including the man you are pinning your hopes on. A/Qaybdeed was made a General by Yusuf Yey, who appointed him his police Chief and since then he has been an ally of those who supported him in his darkest days. However Xanhuf lives in his own world. Adeer come out and fight Puntland if you must, to hide behind other men is quite laughable and befits your stature. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 5, 2011 Xaaji Xunjuf;685528 wrote: Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas. Hadalkaas ma kaa runbaa? la yiri inaad dhageysato ma ogeen. Weerar ayaa laguu qaadey markaan kaa tagey, sidii Aweys ayaa dhinac walba lagaaga yimid...lol...wax kuu soo gurmadey ma jiraan xataa ee Xaji soo raac dhinaceena dee, waa lagaaga tagey meesha keligaa...loooool... Waa lagu aamusiiyey wallee... Shir jaraa'id qabso ee cimaamada bedalo dhaqso I will bring my camera, kuwaas waxba kuuma soo wadaane... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 5, 2011 Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh ,, gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 5, 2011 Xaaji Xunjuf;685627 wrote: Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna Sharif Sakiin warkiisa naga daa, waa nin maxkamad la soo saari doono. Kuwan kale iney faanaan anigaa kaaga marqaati ah, laakiin idinkuba waad faantiin si saa'id ah oo ayaga ka daran, oo meeshan dhan ee SOL loogu magac darey ayaa labadiina magaca Lander-ka wata isugu faantiin maalin walba oo wax cusub ma aha. Madaxweynahayaga oo ku magac dheeraa sannadihii la soo dhaafey "Sheik Dalxiis" wuxuu doonaayaa in dastuurkii la dhameystiro muddo 30 cisho ah. Maantana kii Mahiga ee labadiina Landers-ka aad ka danbeysiin ayuu ku qaabiley Villa Somaliya. Inkastoo shir hooseed u ahaa haddana waxaan u maleynayaa in Saracen iyo shirkadihii shisheeye la soo hadal qaadey iyo afaare kale oo SL iney ogaato loogu talo galin...lol... Iiga waran diyaaradii duushey iyo uniform-kii la socdey? guddi ma la sameeyey weli? warka ii sii dee, I'm out of the loop beryahan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 5, 2011 Xaaji la muran uun baa kuugu daran ,,,,,,, Qaybdiid is doing a good job ,,, but there is still a question mark about the whole thing ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 5, 2011 qaybdiid,gama'diid,qalindiid,qawldiid,caydiid magacyadooda kuugu filan xalkay keeni karaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sabriye amp co. Posted January 5, 2011 Xaji... Caalin is as useful as Riyaale and Cade Muse were. You do the math. As for Gen. Cabdi Macalin Xassan Shiiq Cawaale Qeybdiid. He has indeed transformed Galkacyo in a short period of time. All i can say in regards to this topic is, Jeneraale welcome back to your birth place and home city of Galkacyo, Galmudug State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 6, 2011 As for Gen. Cabdi Macalin Xassan Shiiq Cawaale Qeybdiid. ninka aan wax ka shagayno ileen shiikh baa owow u ah,,,alla ka cabsi iyo rag iska celin meel ma wada galaan adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 6, 2011 gooni;685862 wrote: alla ka cabsi iyo rag iska celin meel ma wada galaan adeer. Aaar ka daaaa ..................... Quote Share this post Link to post Share on other sites