oba hiloowlow Posted January 4, 2011 Jeneral Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid ayaa degaanadda Galmudug ka wado dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo isbedelo dhinacyada amaanka,dhaqaalaha iyo waxbarashada.Xeer uu soo saaray Jeneral Qaybdiid ayuu ku amray in Shirkadaha ganacsiga guud ahaan bixiyaan lacago canshuura bil walba si amaankooda loo sugo,waxaana uu albaabada u laabay Xawaaladaha iyo Isgaarsiinta ka hoowlgela degaanadda Galmudug qaarkood kuwaas oo dib loo fasaxay markii ay bixiyeen lacagahii canshuurta.Shirkadda Dahabshiil oo ka mid ahayd Xawaaladaha la xiray ayaa dib loo fasaxay ka gadaal markii ay bixisay canshuurtii bisha oo gaareeysa shan kun dollarka Mareykanka. Xeerka cusub ee Jeneral Cabdi Qaybdiid wuxuu farayaa in tilaabo laga qaadi doono waalidiinta aan Dugsiyada Waxbarashadda geyn Caruurtooda da' ahaan gaaray 12 sano jir.sidoo kalena wuxuu ku guuleeystay inuu qaado Isbaaradii tiilay Laamiga weyn ee dhinaca Cadaado . Jeneral Qaybdiid oo Dowlada Somalia ka soo noqday taliyaha boliiska,Wasiirka Macdanta iyo biyaha,wuxuu hore u sheegay inuu xil siyaasadeed ka rabin Galmudug laakiin sida muuqato wuxuu la wareegay guud ahaan talada Maamulka Galmudug oo magac ahaan uu Madaxweyne ka yahay Maxamed Axmed Caalin. Qorshaha cusub ee Jeneral Qaybdiid ku oogay ganacsatada Galmudug waxaa la qiyaasay inay bishii ka soo bixi karto lacag dhan boqol kun oo dollar taas oo dhaqaalo ahaan ku filan Hay'adaha maamulka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 tallow mamuulka galmudug ma balaadhin raba ila woqoyiga galkyaco? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 4, 2011 lol xaaji iney taasi dhacdo waa rabtaa laakin dhici meyso... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 Oba ,, koley magaalo hadu mamuuul meel ka jirto waxa fiican in hal mamuul ka jiro manay ahayn hadi kale wa confusing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 4, 2011 hade waa iney iyagu ku heshiiyaan taasi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 4, 2011 Xaji, adigu in Somalida is dagaasho ayaad ku riyootaa miyaa, waa yaabee?. Qeybdiid shaqo fiican ayuu qaboonooyaa haddii uu warkaan run yahay. Kudos to him, atleast Mr. useless Alin ayuu dhaamaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 awoow ma jacaylbaro baad igu qaldaysa anigu wanaaag baaan la jecelahay waalahayga somalia.,, somalina adeero caalin maxaa kugu diray galmudug meel fiican bu gaadhsiyey Oba wa run wa inay ku heshiyan koley midnima wax lugu gaadha sidan u arko Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 4, 2011 Muxuu sameeyey oo aad adiga keliya ogtahay? Waa ***** kaas. All he does is smile for the camera... kaluunka Hobyo laga keeno yaa wejiga uga dharbaxo oo hurdada ka kiciya madaxweyne isku sheega. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 Somalina ala xaqiirsanida Manu ahayn ninka booliska iyo nidaamka iyo kala danbaynta u sameye galmudug. oo mamuulka ila xarardheere gaadhsiiyey caalin shaqa fara badan bu qabtay maxaad ku saniftay awoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 4, 2011 lol... Xarardheere maa tiri? c'mon now awoowe, you can come up with better hiilis for Alin... Godane iyo Alin ayaad u caleemo saartey. Hadal maa la wadaa dee. Laakiinse, kee baad number 1 fan u tahay? lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 Somalina my number one favourite is Sh dalxiis and second is Mr salaad cali jeele Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 4, 2011 Xaaji Xunjuf;685524 wrote: Somalina my number one favourite is Sh dalxiis and second is Mr salaad cali jeele :D:D Dalxiis is no more. Wadanka uu ka dhoofo sannadkii hore ayaa ugu danbeysey...magac cusub in loo bixiyo waaye hadda... Abtiyaashey uun baad saaran tahay ee see camal... Dekeda Muqdishu weey duushey awoowe...Jowhar iyo Shirib Ha Noolaadaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted January 4, 2011 Xaaji: Goormuu maslaxad doon noqday, yaabnay Quote Share this post Link to post Share on other sites