Mooge Posted January 4, 2011 MUQDISHO: Shir-sanadeedkii labaad ee Guddiga Olambikada Soomaaliyeed oo muddo labo maalmood ka socday Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyadoo ay ka qeybgaleen mas`uuliyiinta GOS iyo xubnaha Xiriirada hoos yimaada iyo wasaaradda Isboortiga. *Shir-sanadeedkan oo si heer sare ah loo soo agaasimay sanadkan ayaa waxaa GOS ay soo [...] Halkaan ka akhriso inta kale... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 4, 2011 GOS Iga walla wax kalaan mooday ,,, meeshaa dhexe uun baa "U" la iiga dhigay oo waan yaabay ,,,, ;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 4, 2011 ^^ Check the new thread of Berbera 2010(specially picture 4) and you will see lots of what you were thinking, dirty mind waaxid niyahow maskaxdaadu sifeys bey u baahantahey sidan si ma ahanee, mise gabadh carab ah ayaan kugu mehershaa hakaa saartee waxan aad ku fakareyso had iyo jeer Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 4, 2011 Waar bal iga aamus niyow ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 4, 2011 miyaad eegtey horta, iga wallee inaad la yaabi waxa bada hoosteeda jiifa iyagoo gaardinaya, bal qumaati u eeg, anigu yaabey, Berberadu maba sahlanaba Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted January 4, 2011 lOOOL, ileen ragga meela kalaa la isku helay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 4, 2011 Anigu weli magacanaaba iga naxsaday ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites