Mooge Posted January 4, 2011 Hargeysa(Puntlandi.com) Wasiirka arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdullaahi*Cumar oo saaka u waramey warfideeyeen shisheeye ayaa sheegey ineysan jirin wax xiriira oo ka dhexeeya Somaliland iyo Ururada Argagixisada, Wuxuuna ku tilmaamey eedeynta uga timid Puntland mid aan jirin. // Puntland ayaa ku eedeysey Soomaaliland iney xiriir la leedahey Ururada Argigixisada ee ka jira Soomaaliya, ayna gacan siiyeen [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites