Mooge Posted January 4, 2011 Hargeysa (RBC Radio):- Maamulka Soomaaliland ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid maamulka ay deris wadaaga yihiin ee Puntland horaantii todobaadkan. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibadda ee Maamulka Soomaaliland Mudane Maxamed C/laahi Cumar ayaa ka dhawaajiyey in Soomaaliland aysan waxba ka ogeyn eedeymaha loo soo jeediyey ee uga yimid dhinaca maamulka Puntland. Wasiirku waxaa uu sheegay in [...] Halkaan ka akhriso inta kale... Quote Share this post Link to post Share on other sites