Mooge Posted January 3, 2011 20-sano oo dagaalo sokeeye ay ka socdeen wadanka Soomaaliya, dhalinyaradda ayaa aheed kuwa uga weyn ee laga dhigtey xaabadda la shito. Markii kooxiihii jabhadaha ay qabsadeen caasimadda Muqdisho 26-janaury 1991-kii, waxa bilaabatey dhibaato dheer oo qabsatey dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyaradda oo waayay wadado ay u mari lahayeen dhismaha noloshooda. Qaar badan oo ku jirey [...] Halkaan ka akhriso inta kale... Quote Share this post Link to post Share on other sites