Saalax Posted January 3, 2011 Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magalada Gaalkacayo Gaalkacayo-(OWN)-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Qaybta Maamul Goboleedka Buntland ayaa Maanta ka badbnaaday Qarax miino oo dhulka hoostiisa loogu aasay kaas oo aan lagaranaynin cida ka danbaysay. Qaraxani ayaa ka kacay goobtaasi xili uu marayay gaadhiga uu saarnaa gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Caki Salaad waxaanu qaraxaasi sababay in waxyeelo aan sidaasi u wayni ay soo gaadho Gaadhiga Gudoomiyaha Gobolka Mudug. Taliyaha Ciidamada ee Gobolka Mudug oo ka warbixinayay qaraxani aya war baahinta u sheegay in aanu jirin wax dhibaato ah oo uu gaystay qarxani marka laga reebo qof wadada ka agdhawaa xiliga uu qaraxu dhacay kaas oo uu so gaadhay dhaawac fududi. Taliyuhu waxa uu intaas ku daray inay ciidmada Booliska ee Gobolku ay baadhayaan sababta keentay qaraxani iyo cidii ka danbaysay iayaduu cida lagu helo falkana la horkeeno doono sharciga. Geesta kale markii uu qaraxani dhacay aya waxaa soo gaadhay goobta uu qaraxani ka dhacay ciidamada booliska kuwaasi oo xidhay dhamaan jidad soo gala baadhitaanan ka sameeyay dhamaan goobihii ka shakiyeen. Ugu Danbayntiina maaha markii ugu horaysay ee Qarax noocani oo kale ahi uu ka dhaco gobolada maamul Goboleedka Bunland balse dhawaanahnba waxaa jiray weeraro qorshaysan oo lagula kacay madaxda maamul gobleedka Buntland kuwaasi ooh ore loogu dilay saraakiil ka tirsan Mamul Goboleedkaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 3, 2011 nothing good comes from mudug these days Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 3, 2011 Faroole & Puntland are failing their security meassures in Northern Mudug lately. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 4, 2011 ^What about Gabiley? how is the clan wars there doing? Mudug is peaceful and some incidences happen, but that happens everywhere in Somalia including the North. If you want some good news about Mudug heat this: The airport is being renovated, There is road construction going on especially the road that links the city to the airport The hospital has been renovated and extended. The city has just seen the opening of its first psychiatric clinice ever and much needed one The city has just seen the opening of a new college for mechanical engineering and acoounting plus languages I can go on all night, but a hater like you who is blinded by clan do not see or hear apart from his little corner. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 4, 2011 Cut down the emotions this topic isn't about Gabiley. But rather the latest bomb threat in Galckayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 4, 2011 So we should ignore your bad news about your village but concentrate on Mudug? Imentioned Gabiley to remind you that bad things do come from the North as well, as occasionally it does from Mudug. The fact of the matter that you browse Mudug websites to get all the bad news speak volume and tell us about your persona. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 4, 2011 ^^ gabiley governor was never attacked , i don't see the link Saaxib. as salaax lay diray said this topic is about Mudug lets stick to that . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 5, 2011 Gaalkacyo-(TogdhNews)-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu maanta qarax ka dhacay huteelka Classic oo ku yaalla waqooyiga magaaladaasi, kaasoo lala beegsaday guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamul goboleedka Puntland. Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Salaad Faarax, ayaa la sheegay inuu ka badbaaday qaraxaasi, inkastoo ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan ilaaladiisa, sidoo kalena uu burbur gaaray gaarigii uu watay. Hoteelka uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland, iyagoo halkaasi ka billaabay baaritaanno, si ay u ogaadaan ciddii ka dambeysay qaraxaasi iyo sidii ay wax u dhaceen. Classic hoteel ayaa ah mid ay inta badan yimaadaan mas’uuliyiinta maamulka Puntland, iyadoo sanadkii 2009-kii hoteelkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa waaxda la dagaalanka argagixisada ee ciidamada maamulka Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites