Sign in to follow this  
Saalax

Gudoomiyaha Gobolka Waqooyiga Mudug oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magalada Gaalkacayo

Recommended Posts

Saalax   

Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magalada Gaalkacayo

 

Gaalkacayo-(OWN)-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Qaybta Maamul Goboleedka Buntland ayaa Maanta ka badbnaaday Qarax miino oo dhulka hoostiisa loogu aasay kaas oo aan lagaranaynin cida ka danbaysay.

 

Qaraxani ayaa ka kacay goobtaasi xili uu marayay gaadhiga uu saarnaa gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Caki Salaad waxaanu qaraxaasi sababay in waxyeelo aan sidaasi u wayni ay soo gaadho Gaadhiga Gudoomiyaha Gobolka Mudug.

 

Taliyaha Ciidamada ee Gobolka Mudug oo ka warbixinayay qaraxani aya war baahinta u sheegay in aanu jirin wax dhibaato ah oo uu gaystay qarxani marka laga reebo qof wadada ka agdhawaa xiliga uu qaraxu dhacay kaas oo uu so gaadhay dhaawac fududi.

 

Taliyuhu waxa uu intaas ku daray inay ciidmada Booliska ee Gobolku ay baadhayaan sababta keentay qaraxani iyo cidii ka danbaysay iayaduu cida lagu helo falkana la horkeeno doono sharciga.

 

Geesta kale markii uu qaraxani dhacay aya waxaa soo gaadhay goobta uu qaraxani ka dhacay ciidamada booliska kuwaasi oo xidhay dhamaan jidad soo gala baadhitaanan ka sameeyay dhamaan goobihii ka shakiyeen.

 

Ugu Danbayntiina maaha markii ugu horaysay ee Qarax noocani oo kale ahi uu ka dhaco gobolada maamul Goboleedka Bunland balse dhawaanahnba waxaa jiray weeraro qorshaysan oo lagula kacay madaxda maamul gobleedka Buntland kuwaasi ooh ore loogu dilay saraakiil ka tirsan Mamul Goboleedkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^What about Gabiley? how is the clan wars there doing?

 

Mudug is peaceful and some incidences happen, but that happens everywhere in Somalia including the North. If you want some good news about Mudug heat this:

 

The airport is being renovated,

There is road construction going on especially the road that links the city to the airport

The hospital has been renovated and extended.

The city has just seen the opening of its first psychiatric clinice ever and much needed one

The city has just seen the opening of a new college for mechanical engineering and acoounting plus languages

 

I can go on all night, but a hater like you who is blinded by clan do not see or hear apart from his little corner.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

So we should ignore your bad news about your village but concentrate on Mudug? Imentioned Gabiley to remind you that bad things do come from the North as well, as occasionally it does from Mudug.

 

The fact of the matter that you browse Mudug websites to get all the bad news speak volume and tell us about your persona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Gaalkacyo-(TogdhNews)-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug

 

ayaa sheegaya inuu maanta qarax ka dhacay huteelka Classic oo ku yaalla waqooyiga magaaladaasi, kaasoo lala beegsaday guddoomiyaha gobolka Mudug ee maamul goboleedka Puntland.

 

Guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Salaad Faarax, ayaa la sheegay inuu ka badbaaday qaraxaasi, inkastoo ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan ilaaladiisa, sidoo kalena uu burbur gaaray gaarigii uu watay.

 

Hoteelka uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland, iyagoo halkaasi ka billaabay baaritaanno, si ay u ogaadaan ciddii ka dambeysay qaraxaasi iyo sidii ay wax u dhaceen.

 

Classic hoteel ayaa ah mid ay inta badan yimaadaan mas’uuliyiinta maamulka Puntland, iyadoo sanadkii 2009-kii hoteelkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa waaxda la dagaalanka argagixisada ee ciidamada maamulka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this