Somalina Posted January 3, 2011 Wasiirkii hore ee Amniga ee Puntland ayaa uga digay maamulka Puntland ee hadda inuu muddo ku darsado, wuxuuna sheegay inay khalkhal horseedi doonto. Siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole inuu si sharci darro ah hal sano ku kordhistay muddada maamulkiisa. Jeneraal Cabdullaahi Siciid Samatar, wasiirkii hore ee Amniga ee Puntland ayaa wareysi uu siiyay VOA-da u sheegay in fadhi qarsoodi ah oo uu yeeshay golaha wakiillada Puntland bishii December ay wakhtiga ku kordhisteen iyaga madaxweynaha hal sano oo dheeraad ah. Jeneraalka ayaa sheegay inaan la oggolaan doonin in madaxweyne Faroole uu muddo kororsi ku dhaqaaqo, wuxuu sheegay in taasi ay horseedi doonto khal khal iyo isku dhac. Xiriir ay VOA-du la sameysay xubno ka tirsan xukuumadda Puntland ayaa waxay ka gaabsadeen inay ka hadlaan eedeeynta loo soo jeediyay. Sanadkii 2001-dii Puntland waxaa ka dhacay dagaal dhex maray beelaha uu ka wada dhaxeeyo maamulka, ka dib markii Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Puntland ay xubnaha golaha wakiiladu ay si iyagoo kala qeybsan ay muddada u kordhiyeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 3, 2011 Dhageyso http://www.voanews.com/somali/news/Madaxweyne-Faroole-oo-looga-digay-inuu-Muddada-Kordhisto-112790809.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Axmed-InaJaad Posted January 3, 2011 horta somalina, adiga maxaa siyaasad ku dhex galiyay? dumarka siyaasad loogo ma talo galin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 3, 2011 Faroole is a clown i wouldn't mind seeining him extend his circus years further in puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 3, 2011 Axmed-InaJaad;685103 wrote: horta somalina, adiga maxaa siyaasad ku dhex galiyay? dumarka siyaasad loogo ma talo galin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 3, 2011 somalina meeshan nal baad ka tahay ha u joojin u yara ilka cadee kii kaa xanaajiya rag gogoshiisu waa nabad baa la yiri cheers Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 3, 2011 Ku dayo, ku dayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 3, 2011 .... Rayaale must be reading this and laughing at the bad students .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 4, 2011 The General is just making a warning about term extension which cost A/Y dearly. I don't think Faroole needs any extension like Riyaale because he has a good chance of winning a second term. PL already had two presidents who held elections on time and lost and accepted the results. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted January 4, 2011 puntland dimuquraayad sadex geesooda oo hana qaaday ayaa ka jirta mudanna inay somalida kalana ku daydaan arigtaydana ma qabo faroole inuu kursiga isku dhajinayo, waayo? waa doorkii curadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 4, 2011 Peace Action;685264 wrote: PL already had two presidents who held elections on time and lost and accepted the results. Jama Ali Jama and...? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted January 4, 2011 gooni;685130 wrote: somalina meeshan nal baad ka tahay ha u joojin u yara ilka cadee kii kaa xanaajiya rag gogoshiisu waa nabad baa la yiri cheers Soo dhowoow. Waad ku mahadsantahay advice-kaada... Computerka gadaashiisa ayaa ku ilka cadeeyaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites