Mooge Posted January 3, 2011 Muqdisho (RBC) Xildhibaanada barlamanka DKMG Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxay cod aqlabiyad ku ansixiyeen 15 xubnood oo ka mid ah guddiga dastuurka oo ka kooban 30 xubnood. Kulankan maanta ay yeesheen xildhibaanada barlamnka waxaa shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka barlamanka C/waaxid Sheekh Muudey, waxaana kulanka maanta [...] More... Quote Share this post Link to post Share on other sites