oba hiloowlow Posted January 2, 2011 Nin reer Baadiye ka yimid baadiyaha Soomaalia waxaa gacanta ku dhigay Xarakadda Al shabaab ciidamo ka tirsan oo ku sugan Magaalada Jowhar ee gobolka shabeellada dhexe. Ninka ayaa waxaa la weydiinaa su'aalo la xiriirta diinta iyo halka uu wax kuso bartay. Waa video aad uu cajiib badan oo aad la yaabi doontiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted January 2, 2011 Inna lilaah diin dhan maba kasayo miskiim kaan baadi uu dagan yahay badi maa diin laga bartaa. Maxaay video uga duubayaan oo funny uga dhiganayaan maay diinta baraan. :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 2, 2011 ismahaan sis beenta maahan hanjabaada kadaran beh kulaha diin baro ama waku gowraceena subxanallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismahaan Posted January 2, 2011 oba sax miskimka inta yar uu yaqaan xataa waxaa baray suufi waayo salaada dhan and the basic of islam ka baba ka khaldan.Atixiyaatu siraadal mustaqiin something like that suufida ku xirta salada meeshaay Allahu akbar kaliya ku xiran lahaayeen. Sidaas oo aay tahay kan waraaysanaya waaba mid xoogaa naxariis leh at least wuu sii daayey isagii oo nool. Rabb'anaghfirli, wa li waliday'ya, wa lil mu'minina Yawm'a yagumul hisab. sadaqa-laahul-cadiim. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 2, 2011 allahu aclam koleey soomaali waxey ku maahmaahda allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiiroow Bakaal Posted January 2, 2011 Yaa huba kuwa wareysanaya in ey ALshabaab yihiin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 2, 2011 Diinta dadka waala bara laakin lagama cabsiyo this is no good Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 4, 2011 Salaat maqrib arbaca rakacaat? He must have gone to nuune's famous dugsi . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted January 4, 2011 ^Salaat subaxba haduu arbaca rakacaat ku xiray, tii maqrib oo sadex ah maxaad kasugi? Istaqfurulaah... Ilaahoow na cafi kuligeen...At some points in the video I couldn't help but laugh out loud! Balo idin qaaday dheh wixii su'aalaya odayga maskiinka ah...Qol su'aal laweydiiyay oo la yiri madaxaa lagaa goyn maa laga sugaa inuu jawaab quman sheego? Alloow Alle! Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 4, 2011 Ayoub , let me explain to you about the arabaca-rakcaat of maghrib, don't you know that the only Salaat that can have 4 attaxayyaat is Salaada Maghribka, how, bal adba garo oo baaritaan ku samee, sxb, if it can have 4 attaxayyaat, then it is possible salaad maghrib to have afar rakcadood. Koolo, this for you abbaaydeey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted January 5, 2011 lool@Nuune. I noticed the interviewer has Northern accent. Toloow ma Godane laftigiisii baa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted January 5, 2011 I saw this on Facebook and I couldn't help tearing up. Knowledge of the religion doesn't help if you have a rotten heart; wixii ka duubayba wax binadaam ah ma aha. @ Oba I don't think it is nice to spread videos like this. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 5, 2011 The poor man is extremely fearful, you can see how his mouth becomes dry very quickly and this is not how to make da'wa. This brute force does not work and whoever made this video shows their lack of adab in teaching Islam. Noonu sadex attixiyaat gartay, (ragcaddii ugu damaysay baad la kulantay attixiyaat , markaas labo rakco 2nd attixiyad then last rakco and 3rd atixiyat) laakiin affar macquul ma'aha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 5, 2011 oba hiloowlow;684855 wrote: This is dhaqan xumida al-shabaab? Like i've seen a friend in sol uu gabar xagga diinta kala hadlaaye siduu u hadlaaye ima cajabin (الدين نصيحة) marka ilaah ka xishooda dadka u tartiibiya oba sax miskimka inta yar uu yaqaan xataa waxaa baray suufi waayo salaada dhan and the basic of islam ka baba ka khaldan.Atixiyaatu siraadal mustaqiin something like that suufida ku xirta salada meeshaay Allahu akbar kaliya ku xiran lahaayeen. Sidaas oo aay tahay kan waraaysanaya waaba mid xoogaa naxariis leh at least wuu sii daayey isagii oo nool Ismahaan imika hadda la joogo amey suufidu toosan tahay adheerey Ayoub , let me explain to you about the arabaca-rakcaat of maghrib, don't you know that the only Salaat that can have 4 attaxayyaat is Salaada Maghribka, how, bal adba garo oo baaritaan ku samee, sxb, if it can have 4 attaxayyaat, then it is possible salaad maghrib to have afar rakcadood. nuune Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 5, 2011 Hehehe There is no thlatha rakacat and rakcateyn waa uun arbaca:D (tabadaa akhrinee kulahaa lol Quote Share this post Link to post Share on other sites