Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Somali lagu dilay xabsi ku yaal magaalada Jig jiga iyo magacyada dadka la dilay.

Recommended Posts

Waxaa lagu laayay xabisiga jeel ogaädeen dad aad u fara badan oo maxaabiis ahaa oo laga soo u ruuriyay gobolada iyo degmooyinka, dadkaasi oo ay sida warka sheegayan udhintay jidh dil ciqaab ay u geesteen ciidamada Itoobiya ee maamula xabsiga jeel ********

 

dadka ku geeriyooday xabsiga ayaa la sheegay in ay ku xir-naayeen in mudda ah isla mar ahaantana lagu eedeeyay in ay la shaqeeyan ururka halgamayaasha ah ee kasoo horjeeda gumeysiga dowladda itoobiya ay ku heyso shacbiga dagan dhulka ********iya

 

DADKA KU GEERIYOODAY JEELKA MAGACYADOODA AYAA KALA AH :-

 

1-Sh ibraahim Sheekh Muuse (Wardheer )

2. Xuseen Cabdi Qan (Wardher)

3. Axmed Cabdi Diriye (Wardher)

4. Muxumad Maxamed Gofadhe (Danood)

5. Nimcan- ***********

6. Deeq Cali Maxamud (Wardher)

7. C/Qowdhan Ibrahim (Q/dahar)

8. C/lahi Maxamed Cabdi (Shaygoosh)

9. Haybe Caadil Cabdi Gagaal (Dhoobowayn)

10. Garaad Xasan Axmed Makhtal- (Dh/buur)

11. Siyaad Axmed Samatar (dh/buur)

12. Xussen Yuusuf Cali (Guna gado)

13. Maxamed Maxamud Boogaale (Aware)

14. Khadar khalif ilkacase (Dh/buur)

15. C/lahi Sh/Maxamed Soofe(Guna gado)

16. Mukhtar Daahir Barkhadle (Gunagado)

17. Axmed Maxamed Gaab (Gunagado)

18. Maxamed macalin cabdixaliin (Sagag )

19. Cabdi Dayib Cali Bulxa (Fiiq)

20. Ibrahim C/raxman Axmed Jilaal (Fiiq)

21. Sh/Cusmaan Maxamed Askar (Imay bari)

22. Saynab Mowlid Nuur Shabel(Dhuxun)

23. Axmed Cumar Salaad(Salaxaad)

24. Sanyare Cali guhaad (Garbo)

25. Maxamed Cali Foldheer(Garbo)

26. Bashir Buun (Dhuxun)

27. Maxamed Axmed (Baabili)

28. Ducaale Adan Samatar (Jigjiga)

29. Axmed Xuseen Garamulata

30. Maxamed Axmed Kamaal

31. Xamdi Axmed Cabdi (Q/bayax)

32. Cali Mahdi Ibraahim (Q/bayax)

33. Ibrahim C/raxaman Dhicis (bombaas)

34. Dahir C/lahi Cumar (Bombaas)

35. Cilmi (Awbare)

36. C/raxmaan Maxamed Yuusuf (Wajaale)

37. Xasan Aadan Geele Ciise (shiniile)

38. Aadan Muuse Muxumad (Degmada erer)

39. C /laahi Xassan Ciise (deg/ereer )

40. Adan Macalin Maaday (Deg/ moyale)

41. Cabdi Cadow Calasoow (G/ liban )

42. Axmed Caraleh Cusmaan

43. Cusmaan Maxamed Xussen

44. Xussen Adan (Goday)

45. Amiin Garaad (Goday)

46. C/lahi Maxamuud maxamed

47. Yuusuf Sh/Ibrahim

48. Daa'ud Ibrahim (Oromo Gindhir)

 

Magac yadaani ayaa laga soo xaqiijiyay qaar ka tirsan ehelada dadkaasi ku geeriyooday jeel ******* majiraan ilaa iyo iminka wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka ONLF maadama looga bartay in ay ka hadlan inta badan xuquuqda shacbiga kasoo jeedo dhulka ********iya waloow wararka qaar ay sheegayan tiro intaa kabadan ay ku geeriyooden jeelka oo aan magacyadooda laga lahaynin.

 

Ugu danbeyntii helida magacyadaasi ayaa inoo suura galiyay qaar ka tirsan wariyayaasha ka howl-gala webseedka ******todey .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this