Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia: TFG troops fight amongst themselves

Recommended Posts

Somalina   

Maamulka Degmada Boondheere oo Sheegay In ay Dileen ciidamo ka Tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (RBC Radio) Gudoomiyaha degmasda Boondheere ee gobalka Banaadir ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa ka warbixiyay iska hor imaad xalay ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.

Gudoomayaha degmada Boondheere ayaa waxa uu sheegay in xarakada Al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen degmada Boondheere ee gobalka Banaadir.

Waxa uu sidoo kale uu sheegay in ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay ka hortageen ciidamada xarakada Al-Shabaab ee weerarka ku soo qaaday degmadaasi.

C/laahi Xersi Wardheere Istakiin ayaa waxa uu hooska ka xariiqay in ay dileen ilaa iyo labo Askari oo ka tirsan ciidamada xarakada Al-Shabaab.

 

Hadalkaan ayaa waxa uu imaanayaa xili xalay iska hor imaad uu ka dhacay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho kaasi oo u dhaxeeyay dhinacyada isaga soo horjeeda Muqdisho.

Deegaanada kuyaala waqooyiga ayaa inta badan waxaa ka dhaca dagaalo xoogan oo dhexmara ciidamada dowlada iyo xoogaga Al-Shabaab.

Dhageyso http://www.raxanreeb.com/?p=78144

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   
Warar Caawa naga soo gaadhay Tuulo Samakaab oo saaran laamiga Laascanood ayaa waxaa la soo sheegayaa in Ciidamada SNM ay israsaaseeyeen

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji wishes nothing but disaster for Xamar and its Dowlad. Learn from South Sudan waryaa, bow down for Somalis and you will be able to secede. Somalia's destruction will keep your enclave in the loop, it aint good for you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this